Zakeriye Xaaji:- waxaa jira xiriira badan oo ay nala soo sameysay Beesha Caalamka, kuna aadan arimaha taagan.

Zakariye Xaaji 

Zakariya Xaaji

Halkaan ka akhri

Guddoomiye ku xigeenka Isbahaysiga Xoreynta iyo dib u soo nooleynta Soomaaliya ayaa waxa uu xaqiijiyey in ay jiraan xiriiro kaga yimid Beesha Caalamka oo ku saabsan in Isbahaysiga uu ka qayb-qaato awood qaybsi ku aadan Dowladda KMG.

Zakeriye Xaaji ayaa sheegay in arrintani aysan marnaba suuragal noqon doonin, tan iyo inta ay ciidamada gumeystaha Ethiopia ay ku sugan yihiin gudaha dalka Soomaaliya.

Shacabka Soomaaliyeed iyaga ayaa heshiin kara oo sameyn kara Dowlad ayuu yiri Zakeriye Xaaji oo sheegay in ay siiw adi doonaan dagaalka ay kula jiraan ciidamada Itoobiya oo uu sheegayin ay yihiin guumeysi doon ku soo duulay dalka Soomaaliya.

Afhayeenka Isbaheysiga Zakariya Xaaji

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: