Â
Zakariya Xaaji
Halkaan ka akhri
Guddoomiye ku xigeenka Isbahaysiga Xoreynta iyo dib u soo nooleynta Soomaaliya ayaa waxa uu xaqiijiyey in ay jiraan xiriiro kaga yimid Beesha Caalamka oo ku saabsan in Isbahaysiga uu ka qayb-qaato awood qaybsi ku aadan Dowladda KMG.
Zakeriye Xaaji ayaa sheegay in arrintani aysan marnaba suuragal noqon doonin, tan iyo inta ay ciidamada gumeystaha Ethiopia ay ku sugan yihiin gudaha dalka Soomaaliya.
Shacabka Soomaaliyeed iyaga ayaa heshiin kara oo sameyn kara Dowlad ayuu yiri Zakeriye Xaaji oo sheegay in ay siiw adi doonaan dagaalka ay kula jiraan ciidamada Itoobiya oo uu sheegayin ay yihiin guumeysi doon ku soo duulay dalka Soomaaliya.
Afhayeenka Isbaheysiga Zakariya Xaaji
Filed under: SomaliSwiss | Tagged: Asmara, Eritrea |
You must be logged in to post a comment.