Khudbad Xasaasi ah
Halkaan ka akhri
 Hadalkii uu C/llaahi Yuusuf jeediyey Qadadii Baydhabo Nov 2, 2007…dhegeyso…
C/llaahi Yuusuf, ayaa Jimcadii shalay 02. Nov. 2007 qado sharaf u sameeyey xildhibaanada baarlamaanka isaga ku fakarka ah ee ku sugan Magaalada Baydhabo.
C/llaahi Yuusuf ayaa xubnaha isaga ku fakarka ah kadhaadhicinayay in la ansixiyo in RW laga soo dooran karo banaanka isagoo aan wax xubin ah ka aheyn Dowladiisa Embgati
Kulankaasi waxa uu C/llaahi Yuusuf ka cadeeyey sida uu u doonayo in qofka noqonaya Ra’isal wasaare aan laga soo dhex saari doonin xubnaha baarlamaanka ee laga keenayo Banaanka, macnaha dowlada kale.
Qado sharaftaan ayaan ka soo qayb galin Xildhibaanadii ka fakarka duwanaa C/llaahi Yusuf, ee ku fakarka ahaa Ra´isal wasaarihii latuuray ee Cali Max. Geedi.
Hadalkii uu C/llaahi Yuusuf jeediyey Qadadii Baydhabo Nov 2, 2007…dhegeyso…
SomaliSwiss Xafiiska Baydhabo
Filed under: SomaliSwiss | Tagged: Baidoa, Mugadishu |
You must be logged in to post a comment.