Suxufi iyo Qoraa Weyn oo u dhashay Dalka Talyaaniga oo ay xaaladiisa nololeed ku sugan tahay Nolol iyo Geeri.

enzo_biagi1.jpg

Talyaaniga

Halkaan ka akhri

Milano Jimca ( SomaliSwiss ) 02.11.2007

War ay faafisay Wakaaladda Wararka dalka Taliyaaniga ee ANSA ayaa sheegtay in Prof. Enzo Biagi, 87 jir ah, ahna Nin Suxufi iyo Qoraa, Caalami ah, in laga deyrinaya xaaladdiisa Caafimaad, kadib markii muddo toddobaad ah uu ku jiray Isbitaal ku yaalla magaalada Milano ee dalka Taliyaaniga.

Warkan ayaa la shaaciyey fiidnimadii Caawa ayaa lagu sheegay in Ehelkiisa ay oggolaadeen in la sheego in Xaaladda caafimaad ee Prof Enzo ay saacadba Saacadda ka dambeyso ka sii dareyso oo ay meel xun mareyso.

Sidoo kale Taqaatiirtii khaaska u aheyd Prof. Enzo ayaa iyagana sheegay in ay liidato xaaladiisa marba marka ka dambeysana ay kasii dareyso, in kastoo ayna sheegay in uu caafimaadkiisa dib u heli doono iyo inkale.

SomaliSwiss Zürich ,

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: