Ogeysiis Ogeysiis dhammaan Soomaalida Ogaadeenya ee ku dhaqan wadankan Switzerland….

Ogaden

OGEYSIIS

Halkaan ka akhri

 

OGEYSIIS: OGEYSIIS: Neuchâtel,

 Switzerland

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadwaynaha Soomaalida Ogaadeenya ee ku sugan wadankan Switzerland in maalinta Sabtida ah ee taariikhdu ku beegantahay 03/11/07 lagu qaban doono magaalada Neuchâtel shir sanadeedkii Jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya ee Switzerland
Shirkaas waxaa kasoo qayb gali doona madax sarsare oo katirsan

Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO),

Aqoonyahano iyo marti sharaf kale. Shirkan waxaa kaloo lagu marti qaadayaa walaalaheena Soomaaliyeed in aay ka soo qeyb galaan.
Hadaba halkan hoose ka eeg Goobta iyo Goorta kulankan kor ku xusan::

 

 
Goobta Hoolka shirarkaRue Ernest-Roulet 13 Peseux/Neuchâtel
Goorta: Sabti Novembre 03, 2007
Saacadda: 10h00- 22h00
La xiriir: (0041) 0786751263
(0041) 0765437419 
(0041) 0786835816

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: