OGEYSIIS
Halkaan ka akhri
OGEYSIIS: OGEYSIIS: Neuchâtel,
 Switzerland
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadwaynaha Soomaalida Ogaadeenya ee ku sugan wadankan Switzerland in maalinta Sabtida ah ee taariikhdu ku beegantahay 03/11/07 lagu qaban doono magaalada Neuchâtel shir sanadeedkii Jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya ee Switzerland
Shirkaas waxaa kasoo qayb gali doona madax sarsare oo katirsan
Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO),
Aqoonyahano iyo marti sharaf kale. Shirkan waxaa kaloo lagu marti qaadayaa walaalaheena Soomaaliyeed in aay ka soo qeyb galaan.
Hadaba halkan hoose ka eeg Goobta iyo Goorta kulankan kor ku xusan::
|
 |
Goobta | Hoolka shirarkaRue Ernest-Roulet 13 Peseux/Neuchâtel |
Goorta: | Sabti Novembre 03, 2007 |
Saacadda: | 10h00- 22h00 |
La xiriir: | (0041) 0786751263 (0041) 0765437419Â (0041) 0786835816 |
Filed under: SomaliSwiss | Tagged: Neuchätel, Switzerland |