War Deg Deg ah:- Jabhadda Horeynta Ogaden ONLF oo sheegtay in ay ka dishay gumeystaha Ciidamada Ethiopia in kabadan illaa iyo 140 Askari.

Dabaqoodhiyintaa Dalka sow iyagu maleh

Jabhada ONLF.

Halkaan ka akhri

Jabhadda Horeynta Ogaden oo sheegtay in ay ka dishay gumeystaha Ciidamada Ethiopia in kabadan illaa iyo 140 Askari. 

Jabhadda ONLF ayaa xaqiijisay in maalintii shalay aheyd ay dishay 140 Ciidamada u adeega Rejiimka Meles Zenawi kana dhaawacday intaasi iyo in kabadan. 

Jabhadda ONLF ayaa sheegtay in maalintii shalay ahey dagaal ay lagaleen ciidamada gumeystaha Ethiopia tuulada CAADO ee Magaalada WARDHEER. 

Sidoo kale warkan ayaa waxaa xaqiijiyay Telefishinka Afka dheer ee Aljazeera in Ciidamada Ethiopia laga dilay ilaa 140 Askari.

War iminka nasoo gaarayna wuxuu sheegayaa in illaa iyo iminka uu socdo dagaal udhaxeeya Jabhadda ONLF iyo Ciidamada Gumeystaha Ethiopia, dagaalkaasoo kasocda Magaalada WARDHEER, ee gobolka OGADEN. 

Dagaalkan ayaa lasheegayaa in uu kusoo aaday xili uu lataliyaha rjiimka Meles Zenawi uu imaaday Magaalada WARDHEER, iyadoo lagu soo waramayo in uu lataliyaha kubaxsaday diyaarad Airkobtar ah. 

Wixii kusoo kordha dagaalkaasi dib ayaan idinkaga soo sheegi doonnaa. 

SomaliSwiss@hotmail.com  

At 6am local Ogaden time on October 20th a major ONLF military operation involving nearly one thousand ONLF troops near the town of Caado located 25km northwest of Wardheer resulted in over 140 TPLF regime troops killed with many more wounded. The TPLF regime troops were escorting Abay Tsehaye, a senior TPLF official and close confidant of Melez Zenawi.

Abay Tsehaye and a few senior officers escaped by helicopter after all land routes out of the area were blocked by ONLF forces.

Thousands of rounds of ammunition and military
hardware including communications equipment were captured by ONLF forces during the operation.

This operation was a direct response to the burning of Caado village recently and the continuing abuses against the people of Ogaden by TPLF regime forces in the Wardheer area.

Ogaden National Liberation Front (ONLF)
Military Operations Command Center (MOCC)OGADEN

Sourse ONLF

%d bloggers like this: