Tartanka Quraxda Gabdhaha ee dalka Switzerland oo ay kaalinta Koowaad gashay gabar la yiraahdo Amanda Ammann oo ka timid Kanton St. Gallan.

miss-swiss.jpg 

Halkaan ka akhri

Zürich Isniin (Somaliswiss) 15.10.2007

Miss Switzerland, magaceeda waa Amanda Ammann,waa 20jir,midibkeeda waa dahabi, waa gabadha ku guuleysatay tartanka quraxda, geshayna kaalinta koowaad ee Quraxda gabdhaha u tartamayey Miss Swiss, waa Boqradda Sanndka 2007da, waxay ka timid Kanton San gallen.

Kaalinta labaad waxaa geshay Miss Sabrina Knechtli oo 21jir ah, kana timid Kanton Zürich.

2

Kaalinta Saddexaad waxaa geshay Miss Claudia Wambululu oo 23 jir ah, kana timid Kanton Zürich, balse asal ahaan kasoo jeeda wadanka Uganda.

3

Ugu dambeyntii Saddexdan Gabdhood ayaa la sheegay inay ka soo dhex baxeen 15kii gabdhood oo tartanka Final-ka ah soo galay, balse intii uu socday tartankan, ayaa waxaa loo aqoonsaday dhowr gabdhood jagooyinka kala ah:- Miss Fotogéniue, waxaa qaadatay Valérie Ott oo 22 jir ah Kana timid Kanton Berna.

SomaliSwiss Zürich

Tarjume:- A.Dhicisow

somaliswiss@hotmail.com

%d bloggers like this: