Advertisements

Sidee looga Ciiday Magaala Madaxda wadankan Switzerland, “Qeybtan waxaan idin ku heynaa Sawiro iyo Video Tukashada Salaadda Ciida Masjidka weyn ee Berna.

Ciida1 

Halkaan ka akhri

Masaajidka Berna ee Caasimadda wadankan Switzerland ayaa maanta Salaadii Ciida waxaa isugu yimid dad aad u fara badan oo iyagu kakala yimid xaafadaha ama dagmooyinka wadankan Switzerland.

Video-ga halkaan ka daawo

Dadkan maanta isugu yimid in ay Salaada Ciida ku tukadaan Masjidka weyn ee (Islamic Center Bern) ayaa iyagu loo kala qeybiyay laba qeyb, sababo laxiriira da´dkoo aad u tira badnaa.

Salaada Ciida marki latukaday kadib ayaa halkaasi waxaa khudbado kakala jeediyay Sheekhyaal uu kamid yahay Sheekh Axmed Falastiin oo ah Sheekha Soomaaliyeed kujira Maamulada Masjidka weyn ee (Islamic Center Bern).

SomaliSwiss Xafiiska weyn ee Bern

Waxaa soo diyaariyay Yusuf Garabey

SomaliSwiss@hotmail.com

Ciida2Ciida3Ciida1Ciida4Ciida5

Advertisements
%d bloggers like this: