Muwaadinad Soomaaliyed oo talo usoo jeesiday walaaleheeda Al-Shabaab iyo qoraalka ay kusoo daabecen Internetka.

Muslim Woman

Halkaan ka akhri

ASC WR WB walaalaha webseytkan SomaliSwiss  salaan ka dib waxaan jecleystey ka dib markan aqristey abu mansuur in loo doortey afhayeenka Al-Shabaab waan soo dhaweynayaa waan taageersanaheyna dhamaan mujaahidiinta Soomaaliyeed iyo xaq u dirirka wadaniyiinta ah.

Meel aan kala xiriiraan waayaye bal intaad laxariirtan waxaad ku tiraahdiin afghanistan ayaan ka soo dagaalamey laguma faani karo ama lama sheegan karo waqtiga dadka muslinka ku jiraan dartiis waxa la rabaa Siyaasad in loo hadlo oo warka la qurxiyo, waxa jira dad soomaali ah oo jaajuusiin ah ama cadowga la jira intey qoraalkan qaatan afqalaad intey u rogaan ayey warbaahinta afka dheer ee aduunka ku soo qorayaan, marka adoo howshaada jihaadka wato cadana meesha waxa laga rabaa siyaasad.

Marka iney wax walba iska soo qoraan maahin marban baan is iraa fashilin mey wadaan mise sida aduunka loola hadleyne aqoon, fashilin kale ma rabno qoraalkan adinka idiinkuma socdo waa uun baraarujin iyo raggaas web. mujaahid qoro hadaa wax u sheegi kartan xataa waxaan arkayey dilkii jilacow iyago sheeganayo.

Markan cidaha ama walaalahey wax ka weydiiyeyna waxey i dhaheen waxa dhici karto itoobiyan ama ninka dadka ugaarsado oo darwiish la dhaho ayaa ka dambeeyo Allaahu Aclam, waxan xasuustey sheekh cabdirashaad oo muxaadareynayey oo dhahayo qolo waxa jirta wixi dhaca iska sheegata iyagoon sameyn, Ilaahey ha guuleeyo wiilasheena Mujaahidiinta, reer Muqdisho waa dhiban yihiin iyo Soomaaliyaba dhibka Ilaahey haka saaro aamiin,,, cadowga iyo shaqaalihiisana Ilaahey hanaga wado oo hanaga guuleeyo, mar labaad waan idiin salaamayaa ramadaan kariim.

Waxaa nasoo gaarsiiyay qoraalkan Muwaadinad Soomaaliyeed

Waxaa tixgelinaa ‘Ra´yi yada kala duwan ee qof walba oo Soomaali ah uu nasoo gaarsiiyo

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: