Abuu Mansuur:-Dabkii xalay qabsaday Suuqa Bakaaraha waxaa ka dambeeyey ciidamada caddowga Umadda Soomaaliyeed ee Ethiopian-ka ah.

abu mansoor

Halkaan ka akhri

Sheekh Mukhtaar Rooboow (Abuu-mansuur) oo ah hugaamiye caan ah oo katirsan dagaalyahanada Maxakadamaha islaamka Soomaaliya ee diidan gumaysiga Ciidamada Itoobiya .

Abuu-Mansuur ayaa shaaca ka qaaday in Mujaahidinta Al-shabaab iyo dagaal yahanada Maxkamadaha Islaamka Soomaliya ay dagaalo qaraar kula jiraan Ciidamada kusoo duulaya Soomaliya iyo Maleeshiyooyin calooshood u shaqystayaasha ah sida uu hadalka udhigay.

“waan sii wadaynaa halganka aan kaga soo horjeedno Ciidamada Saliibiyiinta Tigreega ah ee ku soo duulay dalka Soomaaliya, hadii alle idmo waana ka guulaysan doonaa” ayuu yiri Abuu-Mansuur oo war baahinta lahadlayay.

hadalkan adag ee ka soo yeeray hugaamiyahan ka tirsan Mujaahidiinta Soomaaliyeed ayaa ku soo beegmayo xili ay sii xoogaysteen dagaalada qaraar ee u dhexeeyo kooxaha Muqaawamada Soomaaliya iyo Ciidamada Itoobiya oo maalmahan uu dagaalkoodu sii xoogaystay.

SomaliSwiss@hotmail.com

bakbak1bak2bak3bak4bakaaro2.JPGbak5bak6bak7

%d bloggers like this: