TACSI:- Dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee SomaliSwiss Community, Soomaalida Switzerland waxey Tacsi u dirayaan Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

tacsi.jpg

Halkaan ka akhri

Dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankan Switzerland waxey Tacsi tiiraanya leh u dirayaan Gudoomiyaha ISBAHAYSIGA DIB U XOREYNTA SOOMAALIYA Sheekh Shariif Sheekh Axmed Aabihiis Sheekh Axmed Sheekh Maxamuud Sheekh Muuse oo habeen hore ku geeriyooday Tuulada Miirtuuge oo ka tirsan degnmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe, waxeyna leeyihiin dhamaan jaaliyadaha Soomaaliyeed, Allaha u naxariisto Aabihii Gudoomiyaha ISBAHAYSIGA DIB U XOREYNTA SOOMAALIYA Sheekh Shariif Sheekh Axmed samir iyo iimaanna Allaha kasiiyo isaga iyo dhammaan Umadda Soomaaliyeed oo dhan.

SomaliSwiss Yusuf Garabey

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: