Sheekh Shariif Sheekh Axmed Gudoomiyaha Isbahaysiga dib u xureynta Soomaaliya oo Aabihiis Maanta ku geeriyooday tuulada Miirtaqwo oo ka tirsan gobalka sh/dhexe.

INNAA LILLAAHwar degdeg ah

Halkaan ka akhri

Allaha u naxaruistee waxaa taariichdu markey aheyd 29. Sep 2007  tuulada Miirtuuga oo ka tirsan degnmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe ku geeriyooday Sheekh Axmed oo ahaa Aabihii gudoomiyaha golaha Fulinta Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya ahna gudoomiayaha Isbahaysa dib U-xurayta Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Marxuum Sheekh Axmed ayaa ahaa Sheekh caan ka ahaa tuulada Miirtuuga waxaana la sheegay geerida Marxuumka in ay timid kadib markii uu soo wajahay Xanuun sababay geerida Marxuumka.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo uu dhalay Marxuum Sheekh Axmed ayaa ah hugaamiye taageera baaxadleh kuleh gudaha iyo dibada dalka Soomaaliya waxaana Xusid mudan in Sheekh Shariif uu madax u ahaa Maxkamadihii Islaamka ee mar katalin jiray inta badan dalka Soomaaliya INAA LiLAAH WA INAA ILAYHI RAAJCUUN ma dhinta waa Allaah ee Illaah ha u naxariisto Sheekh Axmed Aabihii hugaamiyaha Soomaaliya.

(INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN)

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: