Boqortooyada Sucuudiga oo ku iibsatay in ka badan 8.milyard oo doolar 72 diyaaradood oo dagaal nuuca loo yaqaana Eurofighter.

Heesta Maanta :Marxab yaa Ramadaan

Halkaan ka akhri

Boqortooyada  Sacuudiga oo awalba aheyd Dowladaha carabta Dowladda ugu hubka badan ayaa hadana mar kale waxa ay iibsatay 72 diyaaradood oo nuuca dagaalka ee loo yaqaan Eurofighter-ka.

Boqortooyada Sucuudiga ayaa Miigaggan lacagta ay ku  iibsatay ay tahay in kabadan 8.milyard oo dolar in kastoo in mudo ah uu ka jiray buuq ku saabsanaa laaluush la sheegay inay bixisay shirkada sameysa diyaaradaha iyo rag dowlada Ingriiska ka tirsan oo la siiyay laaluushkaas boqortooyada sacuudiga siisay hadana kuba sigatay in la joojiyo beeca ayaa hada soo dhamaatay.

Aduunka ayaa wuxuu layaaban yahay sababaha isku soo aadinaya in ay Dowladaha Carbeed Hub iibsadaan qaarkoodna Suubsadaan.

Dowlada badan oo carbeed ayaa si weyn u uruursaday hub kala nooc ah.

Dowladaha reer galbeedka sida Yurub Amerika Australia ayaa iyagu waayadan dambe ku mashquulsanaa Dagaalada ay kula jireen Dowlado badan oo Islaam ah sida Afghanistan, Iraq, Falastin, Lubnaan, Somalia,.

Waxay arkeen mar qura oo hoostooda kasoo dhalatay Dopwlado aanay kamaleysaney in ay wax tarayaan oo iyagu si cad u sheegtay in ay ku jiraan howshii ay ku sameysanayeen Hubka wax gumaada.

Dowladaha ay kanaxsan yihiin Reer galbedka lanasheegay in ay sameysanayaan amaba sameysteen hubka wax gumaada ayaa waxaa kamid ah Dowlada Iran, Syria, Egypt, KSA, Qatar, iyo kuwa kaloo aan lasoo shaac bixin.

  السعودية إنها وقعت عقدا لشراء 72 مقاتلة يوروفايتر من بريطانيا بأكثر من ثمانية مليارات دولار أميركي (4.43 مليارات جنيه إسترليني).

ونقلت وكالة الأنباء السعودية عن وزارة الدفاع السعودية أنه تم يوم الثلاثاء الماضي توقيع عقد شراء” 72 طائرة مقاتلة من طراز يوروفايتر تايفون “بين الحكومتين السعودية والبريطانية بقيمة 8.86 مليارات دولار (4430 مليون جنيه إسترليني)”.

وذكر المصدر أن التوقيع على العقد أتى إلحاقا لما تم إعلانه بشأن توقيع الحكومة السعودية والحكومة البريطانية وثيقة تفاهم لتطوير القوات المسلحة السعودية، ضمن العلاقات الدفاعية التي تربط البلدين.

وأوضح المصدر أن “سعر الطائرة الواحدة مماثل لسعر بيعها على القوات الجوية الملكية البريطانية”.

صفقة مهددة
وكان تلك الصفقة مهددة بالإلغاء بسب ما أثير من جدل خاصة مع التحقيق الذي فتح في بريطانيا حول قضايا فساد مفترضة بين مجموعة دفاعية بريطانية ومسؤولين سعوديين بشأن صفقة تسلح بريطانية سعودية قديمة.

وتتعلق تلك الاتهامات خاصة بصفقة اليمامة التي بلغت قيمتها أكثر من 86 مليار دولار (43 مليار جنيه بالأسعار الحالية) عام 1985، التي زودت بموجبها تلك المجموعة السعودية بطائرات ومعدات عسكرية أخرى.

وقد فتحت بريطانيا تحقيقا في القضية غير أن التحقيق أوقف في ديسمبر/ كانون الأول بناء على طلب رئيس الوزراء البريطاني السابق توني بلير الذي اعتبر أن من شأن التحقيق أن يضر بالمصالح الوطنية البريطانية خاصة بمصالحها الحيوية مع السعودية.

وفي أعقاب ذلك فتح القضاء الأميركي في يونيو/ حزيران  الماضي تحقيقا في عمولات مفترضة قد يكون تلقاها مسؤولون سعوديون في صفقة اليمامة

Waxaa soo diyaariyay Garabey

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: