Madaxweynaha Mareykanka Mudane Bush oo Kongreska weydiistay lacag gaareysa 200milyard oo US Dollar ah.

Halkaan ka akhri

Washington (SomaliSwiss) 23.09.2007

Wararka ka imaanayo magaalada Washington ayaa sheegaya in Madaxweynaha Mareykanka Mudane Bush uu weydiisan doono Kongreska lacag gaareyso 200 milyaard oo dolarka USA oo dheeraad ah, laguna kharash gareynayo dagaalka Ciraaq ee sanadka 2008da, sidaas waxaa lagu soo qoray wargeyska Los Angeles Time oo ah wargeys si weyn loogu qiimeeyo gobolka Kalifornia, wuxuuna ka soo xogtay warkan xarunta Pentagono.

Warku wuxuu intaa ku daray in Mareykanku ku kharajgareeyey laga soo billabo 2004ta ilaa 2008da lacag dhan 700 Milyard oo dollar.

Tarjume: Dhicisowsomaliswiss@hotmail.com

%d bloggers like this: