Ciidamada dowladda KMG ah oo isaga baxay Xaafado badan iyagoona xabado kor uridayay, iyo banaanbaxyo ka dhacay wadooyinkii ay ka bexeen.

war degdeg ah

Halkaan ka akhri Continue reading

Dagaal leysku adeegsaday Madaafiic oo maanta dhex maray Somaliland iyo Puntland kuna dhex maray deegaanka Ari-cadeeye ee gobolka Sool.

Somaliland

Halkaan ka akhri Continue reading

Maxaad kala Socotaa in Xoogagii Maxkamadaha ay kusoo laabanayaan dalka iyo Dowlada oo u guureyso Baydhaba toddobaadkaan (Sir-Culus).

Muqaawamada MMI

Halkaan ka akhri Continue reading

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Mudane Kofi Annan oo maanta ku soo bandhigay dastuur hay’ad cusub oo loogu magac daray “Forum-ka Bani’aadannimada Caalamiga ah”.

kofi-annan.jpg

Halkaan ka akhri Continue reading

Nin gacan ku dhiigle ahaa ee shalay nin ku dilay Magaalada Kismaayo oo isna dil qisaas ah lagu fuliyay maanta dad badan hortooda.

dil qisaas ah

Halkaan ka akhri Continue reading

Midowga Yurub iyo Jaamacadda Carabta oo taageeray dadaalka ay wado dowladda Boqortooyada Sacuudiga ee lagu soo afjaro Colaadda gaamuurtay ee Soomaaliya.

eu_marc_andre.jpg

Halkaan ka akhri Continue reading

C/llaahi Yusuf:- Ciidamada Ethiopia waa in lagu beddelaa kuwa ka socda Waddamada Carabta iyo Afrika.

yuusuf_cabdalla.jpg

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: