Madaxweynaha Konfederaalka Switzerland Marwo Micheline Calmy-Rey oo dadweynaha Swiss-ka ku casuntay inay dhowraan waxa u wanaagsan Qarankooda.

Halkaan ka akhri Continue reading

Xuseen Mux´ed Maalin:- “Guddoomiyaha saxda ah ee Gobolka Hiiraan waa aniga, waxbana kama jiraan sheegashada Yuusuf Daba-geed ee ah in dib loo soo magacaabay.

Heesta Maanta :La Jihaada Amxaarada

XUSEEN AYAX 

Halkaan ka akhri Continue reading

Kulankii Xildhibaanada Barlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo Buuq iyo Nidaam darro ku dhamaaday, iyadoo la isweydaarsaday hadallo aad u kulul.

Halkaan ka Dhageyso khudbadii-Gumeysi Diidka

barlamaanansixin1.jpg

Halkaan ka akhri Continue reading

Wasiirka Cadaalada iyo Boliiska ee dalka Switzerland Mudane Christoph Blocher oo ku howlan diiwaan gelinta dal ku gelka cusub(Passaport) ee Swiss-ku sameystay.

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidamo ka wada tirsanaa dowladda KMG oo dagaal xooggan ku dhexmaray xerada Laanta-buur ee Gobolka Sh/ hoose.

 C/ Qaasim wadanka Gumeysi ayaa heysta

Halkaan ka akhri Continue reading

Soomaalida inteeda badan ayaa u heysta Magaalada Madaxda wadanka Switzerland in ay tahay Geneva ama Zurich.

Bern1

Sawirada hoos ka daawo

Halkaan ka akhri Continue reading

Maxaad dadka masaakiinta ah xoolahooda sidan loogu galaayaa? Dowlada awoodeeda ayey ku tijaabineysaa, mida labaad si aan aniga magac weyn u yeesho.

Heesta Maanta :Dadbey meeli bugtaa

amin101

Halkaan ka daawo Continue reading

Allaha u naxariistee Madaxweynihii Umada Soomaaliyeed, Jaale Maxamed Siyaad Barre 1970kii wuxuu Umadda Soomaaliyeed ugu baaqay iney kadigtoonaadaan Gumeysiga hada kajira Gudaha Wadanka Soomaalia (Khudbadiisan wax yar dhageysta kii wadani ahoow)

Halkaan ka Dhageyso khudbadii

Jaalle M. Siyaad Barre

Taariikhdii Kacaanka

Halkaan ka akhri Continue reading

Soomaaliyeey Xusuustaada dib usoo celi Xurnimana kuwaar Daawo Sawirada Somali Airlines.

Heesta Maanta: Midab Gumeysi Diida Dila 

Somali Airlines

Halkaan ka daawo Continue reading

Qaraxyo iyo dilal ka kala dhacey suuqyada bakaaraha iyo suuq bacaad kuwaas oo lala beegsaday Ciidamada Dowlada KMG ah.

Heesta Maanta :Midab Gumeysi Diida Dila

 

Bolis

Halkaan ka akhri Continue reading

Wofdigii ka kala socda Midowga Maxaakiimta Soomaaliyeed iyo Barlamaanka Xorta ah oo Booqasho rasmi ah ku joogo Magaalada Qaahira ee dalka Masar, wada hadallana la leh Dawladda Masar iyo Ururka Jaamacadda Carabta.

Heesta Maanta :La Jihaada Amxaarada

gmis

Halkaan ka akhri Continue reading

Shirka Jaamacadda Carabta ee Sharma-Sheikh oo maanta loogu hadli doono arrimaha Soomaaliya.

Halkaan ka Dhageyso khudbadii-Gumeysi Diidka

Halkaan ka akhri Continue reading

Warbixin ay soo saareen Khubaro loo soo xilsaaray baaritaanka xayiraada Hubka ee Soomaaliya.

Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh

Halkaan ka akhri Continue reading

Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo ku tilmaamay wax kama jiraan eedeynta ay Qaramada Midoobay u jeedisay Dowladda Eritrea, wuxuuna shaaca ka qaaday, haddii Soomaaliya hub la geliyey ay gelisay Itoobiya.

Heesta Maanta :La Jihaada Amxaarada

SH.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Sheekh Shariif

Halkaan ka akhri Continue reading

Xubnaha baarlamanka xorta ah ee jooga Eritrea oo qaadacay baaq ka soo yeeray Guddiga dib u heshiisiinta.

Heesta Maanta :Midab Gumeysi Diida Dila 

Eritrea.

Halkaan ka akhri Continue reading

Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo beenisay Hadal uu shalay sheegay Ra’iisal Wasaare Geeddi.

Heesta Maanta : Waa loo dhashaa Wadani

casha-axmed.jpg

Halkaan ka akhri Continue reading

Jeneraal Cadde Muuse oo qiray inay jiraan Shilin Soomaali oo maamulkiisu ay daabacdaan wuxuuna xaqijiyey in dowladda Federaalka kmg ahna ay dibedda ka keensato lacago Shilin Soomaali ah.

Heesta Maanta :Dadbey meeli bugtaa

Halkaan ka akhri Continue reading

Banaanbixii Shalay Ka dhacay Magaalada Garoowe ee rabshadaha watay isagoo Video ah (Hoos ka Daawo Video-ga)

Heesta Maanta :Dhulkaa yagiiyoow

Banaanbax Garowe

Hoos ka Daawo Video-ga

Halkaan ka akhri Continue reading

Bannaanbax looga soo harjeeday Ciidamada Dowlada KMG ah ee loo sharciyeeyay Kufsiga, Jirdilka iyo Dhaca hantida dadweynaha xalayna kufsaday haween ay kujirtay haweeney umul ah.

Heesta Maanta :Dadbey meeli bugtaa

haween41.jpg

Halkaan ka akhri Continue reading

Sidaasi kuwad illaa ay ka miir beelaan, weligood ha banaanbaxaan maxey qaadayaan.

Heesta Maanta :Dhalintii Wadankiyo

amin100

Halkaan ka daawo Continue reading

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ”Maxkamadaha Islaamka marnaba kama qeybgali doonaan shir lagu shirqoolayo Umadda Soomaaliyeed”.

  Halkaan ka dhageyso wareysiga Sh. Shariif Som-Weyn

Sh. Shariif

Halkaan ka akhri Continue reading

Afhayeenka Odayaasha Beelaha Hawiye Nabad-doon Axmed Diiriye oo ka Jawaabay hadal shalay ka soo yeeray Shir Guddoonka Beelaha dhaqanka.

Heesta Maanta :Midab Gumeysi Diida Dila

Axmed Diiriye

Halkaan ka akhri Continue reading

Cali Mahdi Maxamed:- Shirka dib u heshiisiinta waa in loo beddelaa Shir Siyaasad Qaran, lagana bedelaa qaabkii Beelaha & Khilaaf soo ifbaxaya ee ka dhaxeeya Qaar ka mid beelaha ka soo qayb galay Shirka dib u heshiisiinta Qabaa’ilka Soomaaliya.

Heesta Maanta : Waa loo dhashaa Wadani

cali-mahdi1.jpg

Halkaan ka akhri Continue reading

Gumeystaha dhacaayaa geeridu dhibeysaa wakhtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonaa.

Heesta Maanta : Gumeysigii waa dhacay

Halkaan ka daawo Continue reading

Xusuusnoow weligaa halgankii Midowgii Maxkamadaha Islaamiga

Remembering the Union of Islamic Courts

Gudiga Xariirka Arimaha Siyaasadda ee Beesha Gaaljecel oo cambareeyay magacaabista Yuusuf Dabageed ee gobolka Hiiraan.

 

 

Halkaan ka Dhageyso khudbadii-GumeysiDiidka

Hiiraan

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland oo gacanta ku soo dhigay Makiinad si sharci darra ah loogu daabici jiray lacago been abuur ah.

Heesta Maanta :Waa ? Da’weynee Dalka Yaa IskaLeh

Halkaan ka akhri Continue reading

“HAMBALYO” “ABUUBAKAR” “HAMBALYO” “SUMAYA” “HAMBALYO” “HAMBALYO” “HAMBALYO”

Heesta Arooska:Aroos Farxad Leh

2 

Hoos ka daawo Sawirada Arooska

Halkaan ka akhri Continue reading

Ogeysiis …. Muxaadaro …. Ogeysiis …. Muxaadaro

Halkaan ka akhri Continue reading

Guddoomiyaha golaha Shuurada Maxaakimta Islaamka Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in aan dhibaatada Somalia xal laga gaari doonin inta ay waddanka joogaan ciidamada dowladda Ethiopia.

Heesta Maanta :Difaaca Dalkiina

Xasan Daahir

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: