Gudoomiyaha Ururka ONLF oo ka hadlay Xasuuqa ay u geysteen Ciidamada Ethiopia Shacabka Soomaali Galbeed.

 

Hoos kadhageyso wareysiga

Halkaan ka akhri

 Halkan ka dhageyso Wareysigii Admiral: Mohamed Omar Osman


 

Jigjiga:-Gudoomiyaha Ururka ONLF Admiral: Mohamed Omar Osman ayaa waxa uu ka hadlay xasuuq ay geysteen Ciidanka Itoobiya ka dib markii ay diyaarado ku duqeeyeen dhamaan gobalada Soomaali Galbeed taas oo sababtay in dad rayid ah oo badan ay ku naf waayaan.

Admiral: Mohamed Omar Osman  ayaa wareysi uu siiyey website Qorahay Online waxa uuna ka hadlay xaalada murgeysan oo ay Tigreega ku hayaan shacabka Soomaali Galbeed ee xag u dirirka ah

Halkan ka dhageyso Wareysigii Admiral: Mohamed Omar Osman  

Isha Warka Qorahay Online

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: