Walaalayaal daawada ninkan udhashay wadanka Czech Republic ee intuu isku akhriyay Buuga Gaalada & Kutubka Qur’aanka Kariimka Kadibna Doortay inuu Muslim noqdo.

european Scientist converts to islam

Halkaan ka akhri

Waxaad halkaan ka daawataan ninkaan Saynis yahanka ah ee diinta Islaamka soo galay, Saynis yahankaan ayaa asal ahaan ka soo jeeda Czech Republic.

Vladimir Sanka ayaa isku dayey inuu wax ka ogaado diimaha isagoo akhriyey Bebalka kristan-ka iyo kutaabka Quraanka ka dibna ku qancay Diinta Islaamka ka dib markii uu ogaadey in Bebalku yahay Buug uu qof qoray.  

Ninkan ayaa kudheeraaday Mucjisooyinka uu ku arkay Kutaabka Quraanka ah iyo sida xaqa ah ee uu tilmaamayo oo ah ayuu yiri mid larumeysan kara oo qofwalboo bani aadam ah ee akhriyaa uu kuqanci kara waa Diinta Islaamka & Kutaabkiisa Qur’aanka ah.  

Sidoo kale waxa uu ninkane carabka ku dhuftay in uu leeyahay Xaas & Caruurba ayaguna uu kadhaadhiciyay xaqiiqda diinta Islaamka ah weyna kuraaceen.

Si kastaba ha ahaatee waxaa sanadadan dambe aad usoo badanaya Gaalada heysata Diinta Kristanka in ay aad u akhristaan Kutaabka Quraamka Kariimka ah ee meelaha qaar ay uga been abuuraan gaalada dadkana uga dhaadhiciyaan Diin xun in ay tahay.

Allaahu Akbar Allaahu Akbar  

SomaliSwiss Thun

Somaliswiss@hotmail.com

 

%d bloggers like this: