Isbahaysi cusub oo ay ku mideysan yihiin Golihii MMI, Baarlamaanka Xorta iyo Jabhadaha ONLF iyo OLF, oo looga dhawaaqay Asmara Eritrea.

Heesta Maanta :Difaaca Dalkiina Isbaheysi

Kalkaan ka akhri Continue reading

Geedi”” Siyaarad Aduunka uu tabar u waayay anaa faraha lagalay waa la igu khalday.

Heesta Maanta :Waxaa Xoog lehAmin 72

Halkaan ka akhri Continue reading

Aaska Madaxweynihii hore Marxuum Aadan Cabdulle Cusmaan oo heer Qaran loo Aasi doono Isniinta,isagoo lagu sharfay in loogu magacdaray Garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho oo weli ay ka taliyaan Ciidamada calooshood u shaqaystayaasha ah ee Itoobiya.

Heesta Maanta : Gumeysigii waa dhacay

Kalkaan ka akhri Continue reading

“HAMBALYO” “HAMBALYO” “HAMBALYO” “HAMBALYO” “HAMBALYO” “HAMBALYO” “HAMBALYO”

Heesta Maanta:Aroos Farxad LehAbdi Asra

Sawirada Hoos kadaawo

Kalkaan ka akhri Continue reading

Sheikh Shariif Sheikh Axmed, Waxaan Tacsi udirayaa dhammaan Ehelada & Umadda Soomaaliyeed Geerida kutimid Allaha u naxariistee Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya.

Heesta Maanta : Waa loo dhashaa WadaniAmiirul Mu’miniin

Halkaan ka akhri Continue reading

Dagaal shalay & maanta socday kadib oo ay taageerayaasha Indha_Cade kula wareegeen gacan kuheynta Degmada Qoryooleey.

Heesta Maanta :Soomaaliyeey ToosooMujaahidiinta

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: