Guriga Cali Maxamed Geedi oo basbaxay kadib markii lala galay baabuur ay saarnaayeen miinooyinka qarxa oo uu watay qof naftiis hure ahaa oo ismiidaamiyay, ayadoo ay jiraan dhimasho iyo dhaawac fara badan.

Heesta Maanta: Midab Gumeysi Diida DilaSaf. Eth.

Halkaan ka Dhageyso wareysiga Geedi

Kalkaan ka akhri Continue reading

Allaha u naxariistee Madaxweynihii Umada Soomaaliyeed, Jaale Maxamed Siyaad Barre 1970kii wuxuu Umadda Soomaaliyeed ugu baaqay iney kadigtoonaadaan Gumeysiga hada kajira Gudaha Wadanka Soomaalia (Khudbadiisan wax yar dhageysta kii wadani ahoow)

Halkaan ka Dhageyso khudbadii

Jaalle M. Siyaad Barre

  • Calan kaliyaa oo meel kalushaa xurnima lama yiraa

  • Gumeysiga wuxuu ku fadhiyaa dhaqaalaha

  • Gumeysiga wuxuu ku fadhiyaa mabaadii’ada marki lagaa dilo

  • Gumeysiga wuxuu ku fadhiyaa marki qowmiyada lagaa dilo

  • Gumeysigu wuxuu ku fadhiyaa marki mindiyo leysugu kaa dhiiboo leysku kaa diro

  • Kuwa ka indha xiran oo indhahooda iyo maskaxdooduba ay kadaboolan tahay…….

Halkaan ka Dhageyso khudbadii

Xasaasiga aheyd ee bishii May 7deedii 1970kii

Qeybta 1aad

Sadexda Cadow ee usoo tashatay Xasuuqa Umadda Soomaaliyeed, & Shacabka Soomaaliyeed oo u diyaar garoobay Gumeysiga „“Sababtana ay tahay in Shacabku Caloosha kawada buko ee mid niyad san aan lagu arag““

Heesta Maanta : Gumeysiga Ethiopia

3 Cadow

Kalkaan ka Daawo Continue reading

%d bloggers like this: