Hooyo la hadleysa Ilmaheeda ama Cunageeda oo Sakaraat ah, iyaduna ay waxba dhaamin oo ay naf la caarug tahay (Qeybtii 2aad).

Heesta Maanta : Hooyooy MacaanSomalia_93

Kalkaan ka akhri

Zürich Sabti (SomaliSwiss) 02. Jun 2007

Hooyo la hadleysa Ilmaheeda ama Cunigeeda

Nolosha aanan ku siinin:-

Gaajadu waxay dhashaa Cudur,Jirraduna waa shay xun qofkii ay ku dhacdo,hase yeeshee waan istaahilnaa in aan dhimanno,haddana runtii waxaan u dhalanay in aan dhimano,waase guul-darro sida aan u Amuudnay.

Nolosha aanan ku siinin:-

Haddii ay dhacdo Carà Alle ma jirto ka hadal iyo dacwo,hase ahaatee,waa ku qabatay qadar Alle.

egift_drought_large.jpg

Nolosha aanan ku siinin:-

Taariikhdu waa xukun , Bani’aandanku waa dembiile , qofkii xukuma,waa inuu marka hore asiga is-xakumaa.

Nolosha aanan ku Siinin:-

Indhahuu kor u cadeeyey Cunageyga micnuhu waxa weeye waan dhintay,aniguna waan la dhintay,qofkii igu eegta dhimashadu,eegmadaas waan ku dhintay,haddana waan Amuuday.

SomaliSwiss Zürich

Tarjume A. Dhicisow

Somaliswiss@hotmail.com

%d bloggers like this: