Sheikh Boqolsoon Oo 17sano ka hor sheegay in Soomaalida badankeed aysan Muslim ahayn ayna yihiin ilmo Yahuudeed..

FIIRO GGAR AH: Fadlan ogsoonow Muxaadaradaan waxay ka kooban tahay 58 Daqiiqo, Sidaas darteed 5-ta Daqiiqo ee ugu horeysa waxaan ku soo uruurinnay Nuxurka guud ee ay xambaarsan tahay Muxaadaradu si ay u fahmaan dadka aan waqtiga u heysan in ay wada dhegeystaan. Shan Daqiiqadood ka dib waxaa bilaabanaya Muxaadarada oo dhameys tiran qofkii waqti u helaya.

Muxaadaradaan wuxuu Shiikhu jeediyey Sagaashameeyadii intii u dhexeysay 1991-1993.

Fadlan ahmiyad sii oo dhageyso Muxadaradaan, ka dibna isweydii Goormee Soomaalida Gaaleyntu u bilaabatay oo weliba ilmo Yuhuudeed in ay yihiin lagu tilmaamey, Haddii aad isweydiiso maxey ku muteysteen Sheekh Boqolsoon ayaa kuu sharaxaya, sababtuna waa in aaysan jecleyn Akhwaanu Muslimiinkii Shiikhu ka tirsanaa.

  Halkaan Riix oo ka Dhageyso Hadalkan Mucjisada:   ama halkaan Hoose ka dhegeyso.


Walaal bal ahmiyad sii oo dhageyso Muxadaradaan Mucjizada ah, Goormee Soomaalida Gaaleyntu u bilaabatay oo weliba ilmo Yuhuudeed in ay yihiin lagu tilmaamey. FIIRO GGAR AH: Fadlan ogsoonow Muxaadaradaan waxay ka kooban tahay 58 Daqiiqo, Sidaas darteed 5-ta Daqiiqo ee uguy horeysa ayaan ku soo uruurinnay Nuxurka Muxaadarada si ay u fahmaan dadka aan waqtiga u heysan in ay wada dhegeystaan. Muxaadaradaan wuxuu Shiikhu jeediyey Sagaashameeyadii.


ama Riix Halkaan oo soo degso Mp3 Halkaan ka Dhageyso Mucjisada

%d bloggers like this: