Shirweynihii 57aad ee Ururka Ciyaaraha Kubadda Cagta ee (FIFA) oo Maanta lagu soo gabagabeeyey Magaalada Zürich ee Dalka Switzerland.


Heesta Maanta :Soomaaliyeey Toosoo 

1

Kalkaan ka akhri Continue reading

Xaaladda Magaalada Kismaayo oo aad u cakiran, dadka deegaanka iska lehna aysan weli fahmsaneyn waxa lagu dagaallamayo.

Heesta Maanta : Hadaad dhaqan kale raacdoKismaayo

Kalkaan ka akhri Continue reading

Shirka manoqon doono mid gaaban, waxaan isku keenayaa inta ugu badowsan si uu shirku udib dheeraado igu daa aniga arintaasi.

Heesta Maanta :Difaaca DalkiinaAmin66

Kalkaan ka Daawo Continue reading

Sheikh Boqolsoon Oo 17sano ka hor sheegay in Soomaalida badankeed aysan Muslim ahayn ayna yihiin ilmo Yahuudeed..

FIIRO GGAR AH: Fadlan ogsoonow Muxaadaradaan waxay ka kooban tahay 58 Daqiiqo, Sidaas darteed 5-ta Daqiiqo ee ugu horeysa waxaan ku soo uruurinnay Nuxurka guud ee ay xambaarsan tahay Muxaadaradu si ay u fahmaan dadka aan waqtiga u heysan in ay wada dhegeystaan. Shan Daqiiqadood ka dib waxaa bilaabanaya Muxaadarada oo dhameys tiran qofkii waqti u helaya.

Muxaadaradaan wuxuu Shiikhu jeediyey Sagaashameeyadii intii u dhexeysay 1991-1993.

Fadlan ahmiyad sii oo dhageyso Muxadaradaan, ka dibna isweydii Goormee Soomaalida Gaaleyntu u bilaabatay oo weliba ilmo Yuhuudeed in ay yihiin lagu tilmaamey, Haddii aad isweydiiso maxey ku muteysteen Sheekh Boqolsoon ayaa kuu sharaxaya, sababtuna waa in aaysan jecleyn Akhwaanu Muslimiinkii Shiikhu ka tirsanaa.

  Halkaan Riix oo ka Dhageyso Hadalkan Mucjisada:   ama halkaan Hoose ka dhegeyso.


Walaal bal ahmiyad sii oo dhageyso Muxadaradaan Mucjizada ah, Goormee Soomaalida Gaaleyntu u bilaabatay oo weliba ilmo Yuhuudeed in ay yihiin lagu tilmaamey. FIIRO GGAR AH: Fadlan ogsoonow Muxaadaradaan waxay ka kooban tahay 58 Daqiiqo, Sidaas darteed 5-ta Daqiiqo ee uguy horeysa ayaan ku soo uruurinnay Nuxurka Muxaadarada si ay u fahmaan dadka aan waqtiga u heysan in ay wada dhegeystaan. Muxaadaradaan wuxuu Shiikhu jeediyey Sagaashameeyadii.


ama Riix Halkaan oo soo degso Mp3 Halkaan ka Dhageyso Mucjisada

Maxamed Dheere oo ka mamnuucay Madaxda Ururrada bulshada Rayidka ah in ay la kulmaan wufuudda hay’adaha gargaarka Caalamiga ah.

Heesta Maanta :Soomaaliyeey Toosoomaxamed-dheere1.jpg

Kalkaan ka akhri Continue reading

Xuskii 15ka may ee ugu horeeyay Dhalinyaradii SYL Sawiro muuqaal ah hoos kadaaqo (waad furi kartaa hadaad tahay wadani )

 Heesta Maanta :Waa ? Da’weynee Dalka Yaa IskaLeh

SYL

Halkan ka akhri

Sanad kasta bisha May 15keeda waxaa dalka Soomaaliya laga xusaa aasaaskii xisbigii gobanimo-doonka ahaa ee  SYL, kaasoo ahaa kii ugu horeeyay ee dalka laga furo isagoo ay ku mideysanyihiin dadyowgii ku noolaa koofurta Soomaaliya.

Haddaba inta aanan u guda gelinn dhalintii aasaastay xisbigaas iyo axwaashiisa aan is weydiino sida uu ku bilowday fekerka xisbiga iyo dhalintii dhidibada u aastay. 

Dhowr bilood ka hor 15kii May ee 1943kii, waxaa la isku raacsanyahay in C/qaadir Sakhaawadiin iyo Yaasiin Xaaji Cusmaan Sharmarke, oo ahaa laba saaxiibo oo aad isugu fog, ay is weydaarsadeen afkaar la xiriirta nidaamka gumeystaha iyo sida looga bixi karo iyadoo midba feker gaar ah uu qabay.

 

C/qadir Sheekh Sakhaawadiin oo ahaa ninkii keenay fekerkaas ayaa qabay in la aasaaso Jimciyad Islaami ah oo umadda mideeya inta Xisbi siyaasi ah loo gudbin, halka uu Yaasiin X. Cusmaan uu ka qabay in la aasaaso xisbi siyaasi ah oo shacabka oo dhan metela.


Wadahadaladooda way joogteeyeen iyagoo dhalin kalena kusoo biiriyay, illaa ay markii dambe  isku raaceen in la aasaaso naadi ay dhalinta ku kulmaan oo ay isku  bartaan waxna isku baraan gaar ahaa ku bartaan Luqadda Engriisiga  oo aheyd mid ku cusub dalka,inta laga gaarayo waqti ku haboon oo xisbi siyaasi ah isu beddeli karo naadigaas, waxyna ugu magac dareen SYC Somali Youth Club.

Kulankii ugu dambeeyay ee ay yeesheen aasaasayaasha xisbigaas waxay isku raaceen 3 Qodob oo kala ah:- 

  • In xukuumadda Engriiska ee dalka heysata loo qoro codsi ay ku doonayaa in ay furtaan Naadi la yiraahdo SYC.(Somali Youth Club) oo dhalinyarada ku kulanto.

  • In la kireeyo Guri u qalma howlaha dhalinyarada ee lagama maarmaanka u ah soona jiidan kara dhalinyarada.

  • In la dejiyo barnaamij kumeel gaar ah oo dabooli kara qorshaha shaqo ee loo baahanyahay lagama-maarmaana u ah howlaha dhaliyarada.

Markii ay qoreen codsigii ayay 13kii dhalinyaro waxay tageen xafiiskii xaakimkii isticmaarka ee Engriiska u fadhiyay Muqdisho waxyna u gudbiyeen codsigoodii, iyadoo qaar ka mid ah dhalintaas ay qabeen in  fekerkooda guuleysan doono halka qaarna ay qabeen in ay xarig muteysan doonaan,laakiin wuxuu ugu jawaabay oraahdii caanka baxday ee aheyd:- 

( Waxaad ka koobantihiin dhalinyardiina qabiilo kala duwan waxaana hubaal ah in aadan kuwa hishiin Karin feker iyo ra’yi toona, aniga waxaan idiin arkaa dhurwaayo iyo ari mooro lagu wada xareeyay, sideed naadi ugu hishiin kartaan khilaaf la’aan..)

Hase yeeshee, dhalintii 13ka aheyd oo aan hadal kulul ku celin Karin madaxa mustacmaradda ayaa ugu jawaabay , Hadalkaada waxaan ka dhiganeynaa cashar aan ka faa’iideysano, waxaana barbaarin doonnaa Dhurwaayada, si aysan ariga u cunin, mana fogaan doonto in aad aragto anagoo ku wada nool Naadiga oo aan wax muran iyo khilaaf uusan ka dhex jirin. 

Maalmo ayay jawaab ka sugayeen ka dibna waxaa la soo gaarsiiyay warqad lagu xusay in Engriisku uu hadda ku jiro dagaal uusanna u baahneyn in siyaasadda la farageliyo, balse loo ogolaaday in ay furtaan naadi dhalinta ay ku kulmaan waxna ku bartaan.


Kulankii ugu horeeyayba waxay iska dhex doorteen madaxdii hoggamin laheyd naadiga.
 

Sheekh C/qaadir Sh. Sakhaawadiin ayay guddoomiye u doorteen halka Xaaji Maxamed Xuseen iyo Maxamed Xirsi Nuur(Siidii) loo doortay ku xigeeno iyadoo Yaasiin Xaaji Cusmaana loo doortay Xoghaye. 


Xisbiga oo ujeedadiisa fog ay aheyd ka xoreynta dalka gumeystaha kusoo duulay ayaa wuxuu ka dhigtay talabadiisii ugu horeysay ee uu qaado la dagaalanka qabyaaladaa iyo midab kala sooca.
 

Dhaliyaradii aasaastay xisbiga SYC oo markii dambe isu beddelay SYL (Somali Youth Lego)     waxay ahaayeen 13 dhalinyaro oo da’doodu aad u yaraeyd aqoontoodan aad u xaddidneyd. Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa magacyadooda iyo da’dooda iyo weliba sidii xubin nimada ay ugu kala horeeyeen:- 

  • Magaca

  •  Meesha Dhalasho

  •  Gobol 

  •  Sanadka Dhalashada

  • Da’da

1.    Cabdulqaadir Sakhaawadiin

Tayeeglow  Bakool

1919    24 Jir 

2. Maxamed Xirsi Nuur(Siidii)

Mareeg  G/gadud

1915 28  Jir 

3. Yaasiin Xaaji Cusmaan Sharmarke

Hobyo  Mudug

1917  26 Jir

4. Xaaji Maxamed Xuseen Maxaad  

Muqdisho Banadir

1917 26 Jir

 

5. Cusmaan Geeddi Raage 

Muqdisho Banadir 

1925 18 Jir 

6. Dheere Xaaji Dheere  

Muqdisho Banadir 

1926    17 Jir 

7. Daahir Xaaji Cusmaan (Dhegaweyne)  Hobyo Mudug  1925 18 Jir 

8. Cali Xasan Maslax 

1919 24 Jir 

9. Maxamed Cali Nuur  

Mugadisho  Banadir 

1927    16 Jir 

10. Maxamed Faarax Hilowle 

Mareeg G/gaduud   

1925 18 Jir 

11. X. Maxamed Cabdulaahi Xayeesi  

Muqdaisho  Banadir  

1918    25 Jir 

12. Huudow Macalin Cabdulaahi Saalax  

Mareereey Sh/hoose  

1926 17 Jir

 

13. Maxamed Cusmaan Baarbe 

Baardheere  Gedo

1910    33 Jir 

kuma koobnaanin 13kaas nin ee markiiba waxaa kusoo biiray dhalin aad u fara badan waxaa xusid mudan kaalintii lama ilaawaanka ahaa ee ay haweenka Soomaaliyeed kasoo qaateen xisbigaas SYL,waxaaba la
oran karaa maba najaxeen haddii aysan taakuleyn oo aysan garab istaagin haweenka.
 

Xisbigu wuxuu dhisay dowladdii daakhiliga aheyd wuxuuna lasoo kulmay dhibaatoouin fara badan illaa uu dalka ka gaarsiiyo madax banaani buuxda. 

W/D, Safiyo Abuukar Karaani 

(FG. Qormadaan waxaan ka xigtay Aabahey Xaaji Abuukar Maxamuud Karaani (Abukar Dariisho) oo ka mid ahaa dhalintii ku xigtay 13kii dhaliyado ka dib iyadoo sawiradana uu igaga tegay Allaha u naxariistee..). waxaan ka codsanayaa akhristayaasha in ay ka raali noqdaan wixii khalad ah ee ay kala kulmaan qormadaan ilana soo socodsiiyaan si aan u saxo.
Mahadsanidiin.
 

Safiyo Abukar Karaani
Sofiyaloren@hotmail.com

SYL

 

Xuskii 15-May ee ugu Horeysay 


 

Xuskii 15-May ee ugu Horeysay 

 

Qaar ka Mid ah Dhalintii S.Y.L 

Qaar ka Mid ah Dhalintii S.Y.L OO ay ka dhaxmuuqdaan Xaaji Maxamed Xuseen iyo Daahir Dhaga Weyne 


Taagan: Xaaji Abuukar Maxamuud Karaani (Abuukar Dariisho) Fadhia: Axmad Shire Laxaawo
 

Xaaji Maxamed Xuseen “gudoomiyaha Xisbiga S.Y.L  oo Khudbad Jeedinaayo 

GUUL SOMALIA 

SomaliSwiss@hotmail.com

Kulankii 57aad ee Kongereska FIFA oo maanta ka Furmay Magaalada Zürich ee dalka Switzerland.

Heesta Maanta : Hadaad dhaqan kale raacdoShirka

Kalkaan ka akhri Continue reading

Golayaasha Fulinta iyo Shuurada Midowga Maxaakiimta Islaamka Soomaaliya oo Maanta shir uga furmay Magaalada Asmara.

Heesta Maanta :Salaan MacaanEritreaMMI

Kalkaan ka akhri Continue reading

Wareysi lala yeeshay Madaxweynaha Ururka Caalamiga ah ee Kubbada Cagta (FIFA) iyo Shirweynaha FIFA oo furmi doono 31ka bishan.

Heesta Maanta :Soomaaliyeey Toosooblatter.jpg

Kalkaan ka akhri Continue reading

Waryaa ayaamahan dagaalkiina aad buu u batay Meles na wuxuu yiri “marlabaad hadii aan warkooda maqlo gudoomiye Gobol ayaan kadhigaayaa.

Heesta Maanta: Midab Gumeysi Diida DilaAmin65

Kalkaan ka Daawo Continue reading

Wafdi Ka socda Xiriirka Soomaliyeed ee Kubada Cagta FIFA oo ka soo degay Zürich.

Heesta Maanta :Bulshoy Qaranimada HanoSom-Swiss

Kalkaan ka akhri Continue reading

Maxamed Qanyare:- Shirka Dib u heshiisiinta Qaranka waxaan u arkayaa inuu qabsoomi karin iyadoo waxyaaba badan aan lasixin.?

Heesta Maanta : Arligeygow

mohamed-qanyare-afrah-1.jpg

Kalkaan ka akhri Continue reading

Faallo:- kusaabsan Guriga loo siiyay Taliska Tigreega Safaarad iney kadhigtaan ee Caasimada Soomaliya ee Muqdisho, „“waa Su’aal isweydiin mudan“.?

Heesta Maanta :Waa ? Da’weynee Dalka Yaa IskaLehSaf. Ethiopia

Kalkaan ka akhri Continue reading

Hooyo la hadleysa Ilmaheeda ama Cunageeda oo Sakaraat ah, iyaduna ay waxba dhaamin oo ay naf la caarug tahay.

Heesta Maanta : ArligeygowSomalia_93

Kalkaan ka akhri Continue reading

Murtida Maanta:- “Nabaddii la ciideeyey iyo taliyo Caalwaaga***Caasimadda Ololkeedi iyo Cararki fiiggeena.”

Heesta Maanta :Dhulka sow aniga malihiAbwaan

 

Kalkaan ka akriso

Continue reading

Wixii Maanta ka bilaabma Awoodda Siyaasadda Soomaaliya waxaa iska leh Odayaasha dhaqanka ee Qabaa’ilka Soomaaliyeed iyo Guddiiga dib u heshiisiinta Qaranka.

Heesta Maanta :Dalkeygoow F. Q. Hilowlecalimahdi.jpg

Kalkaan ka akhri Continue reading

Dagaalka Kooxaha xaq u dirirka ah waa “Faanoole fara kama qodna” inta ay joogaan qof ka mid Ciidamada Itoobiyaanka dagaalku wuu soconayaa?.

Heesta Maanta: Midab Gumeysi Diida Dilaramdaan_qiiq.jpg

Kalkaan ka akhri Continue reading

Waxaa si isdaba joog ah u socdo qaraxyo lala beegsanaya fariisimaha Ciidamada Ethiopia & kuwa Dowlada KMG ah Magaalada Muqdisho.

Heesta Maanta :Geesiga Dhulkiisaa Guusha uhorseedaDagaalka Muqdisho

Kalkaan ka akhri Continue reading

Seyoum Mesfin oo Booqasho dhuumaalaysi ah ku tegay Muqdisho si uu ugu gudbiyo Wakiiladiisa Somalia dhibaatada kasoo cusboonaatay Jabhadaha ONLF & OLF ee Soomaalida Xaq udirirka ah.

Heesta Maanta :Dhulka sow aniga malihimesfin3.jpg

Kalkaan ka akhri Continue reading

Faallo:- Hay’adda Xuquuqda Aadana oo soo saartay warbixino lagu Eedeynayo Soomaaliya iyo Switzerland.

Heesta Maanta :Waxaa Xoog leh_irene.jpg

Kalkaan ka akhri Continue reading

Odaygii wuu hurdaa xukundoon ayuu iska ahaa awalba, “haye adiga Gacma dheere maxaad inoo heysaa lacagnaa waatan awoodna Ethiopia aa noo joogto.

Heesta Maanta : Waa loo dhashaa WadaniAmin64

Halkan ka Daawo Continue reading

Safiirka Masar uga Wakiilka ah Soomaaliya oo Madax furasho loogu haysto Hotel ku yaalla Magaalada Bosaasso.

Heesta Maanta :Bulshoy Qaranimada Hano_egypt.png

Kalkaan ka akhri Continue reading

Khilaaf soo kala dhex galay Xubnaha Barlamaanka iyo Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka.

Heesta Maanta :Baraara Bishaarobarlamaanansixin1.jpg

Kalkaan ka akhri Continue reading

Waxaa loogu tala galay Shacabka Soomaaliyeed in laxasuuqo lakin Illaah ayaa badbaadiyay Markii uu socday Xasuuqii Muqdisho shacabki qaxayna waxaa laga jaray raashinkii hey’adaha si ay u go’aan.

Xasuuqii Shacabka

Xasuuqii Shacabka

Mudane Ismaaciil Cumar Geelle:- Shirka dib u heshiisiinta Qaran waa inuu noqdaa mid xal u keeni kara shacabka Soomaaliyeed.!!!

Heesta Maanta :Bulshoy Qaranimada HanoDJibouti Isma’il Omar Gele

Kalkaan ka akhri Continue reading

AL SHAHIID C/CAZIIZ, WAXAAN KU RIYOODAY WALAALKEYGI SHAHIIDAY EE AADAN OOKIYAALE OO IDHAHAYA WAR MAXAA KU DHIGAY MEESHA MIYAAD ILOWDAY WADADII RASUULKA CSW.

AL SHAHIID C/CAZIIS DAA’UUD C/QAADIR

Xusuusnaada weligiin

DAAWO VIDEO AMA FILM LAGA SOO DUUBAY RAGGA ILLAAHEY DARTIIS NAFTOODA UHURAY EE CADOWGA ETHIOPIA XASUUQAY ALLAAHU AKBAR (((VIDIO))) AL SHAHIID C/CASIIS

Kalkaan ka akhri Continue reading

Dagaal aad u qaraar ayaa ka qarxey duleedka magaalada Wardheer kaasoo udhaxeeya Jabhadda Xoreynta ONLF iyo ciidamada Ethiopan-ka & weliba Go’aano ay soo saareen Taliyayaasha Jabhadda ONLF.

Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh

Jabhada ONLF.

Halkan ka akhri Continue reading

War saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen Golaha Maxaakiimta iyo Baarlamaanka Xorta ah ee Soomaaliyeed.

Heesta Maanta :Waxan Dhiman Ano XorahEritrea

Halkan ka akhri Continue reading

Taariikhdii Shuhadada Illaahey dartiis u Shahiiday wakhtigii Maxkamadaha Islaamka & Cadowgii Ethiopia ee Gobolka Hiiraan iyo Faahfaahintooda.

Shuhada

Waxaan ugu soo celinay Dalabka Dadweynaha dartiis

Halkan ka dhageyso maqalkii taariiqo kookooban oo ay leeyihiin qaar ka mida Shuhadadii Gobolka Hiiraan

Qofkii fikrad kudarsanaya ama wax dheeri ah haaya hoos kusoo qor fariintaada

Halkan ka akhri Continue reading

War hadaad dooneyso kursigaaga in uu kuu badbaado, Ragaan naga sii xoolahooda, waayo waa dad aan naga hareynin.

 Heesta Maanta : ArligeygowAminAmir

Halkan ka Daawo Continue reading

%d bloggers like this: