Sheikh Yusuf Al-Qaradaawi Oo Dunida islaamka Ugu Baaqay In Ay Ka Damqadaan Waxa Ka Dhacaayo Dalka Somalia.

Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh 

Sh. Yusuf AlQaradawi

 

Dhageyso Khudbadii Sh. Yusuf AlQaradawi

Kalkaan ka akhri

Sheikh Yusuf Qaradawi Oo Ah Wadaad u Dhashay Dalka Masar Magac Weyn Kuleh Dalkaas Kuna Nool Dalka Qadar Magacweyna Kuleh Dalalka islaamka.. Sheaikha Ayaa Ka Hadlay Dagaalka Ka Soconaayo Dalka Soomaaliya.

Al-Qaradawi Oo Dunida Islaamka ugu Baaqay in Ay ka Daqmadaan Dhibaatada Lagu Haayo Walaalahooda Soomaaliyed Dhulkooda Lagu Soo Gar Darooday Laguna Gumaadaayo Dhulkooda.Al-Qaradawi Oo ugu Baaqay Dunida Islaamka In Aysan Iska Indha Tirin Waxa ka Soconaayo Dalka Soomaaliya Ay Tahay Xasuuq Baahsan Ee Lagula Kacay Shacabka Soomaaliyed Ee Aan Waxba Galabsan Kuna Dhiiri Galiyay in Ay u Istaagaan Difaacida Dalkooda iyo Dadkooda Diintooda in Ay Alla Dartiisa u Difaacaan.Sheikh Yusuf Al-Qaradaawi Oo Baaq u Diray Dunida Islaamka Sida Ururka jaamacada Carabta Ururka Islaamka In Ah Ka Dam Qadaan Dhibaatada lagu haayo Shacabka Soomaaliyed Lana Caawiyo Shacabka Dhibaateesan.Isku Soo Wada Duuboow Waxaa uu Hadalkaan Kasoo Yeeray Sheikh Yusuf Al-Qaradaawi Waxaa uu U Horseedi karaa Dhamaan Dunida Islaamka In Ay Garab Istaagaan Shacabka Soomaaliyed.Cairo Egypt

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: