Mas’uul sare oo Itoobiyaan ah ayaa sheegay in Cabdullaahi Yuusuf diyaarad lagu geyn doono Magaalada Hargeysa ee Gobolka Woqooyi Galbeed.

 Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  

 gegida-diyaaradaha-hargeysa.gif

Kalkaan ka akhri Continue reading

Sheikh Yusuf Al-Qaradaawi Oo Dunida islaamka Ugu Baaqay In Ay Ka Damqadaan Waxa Ka Dhacaayo Dalka Somalia.

Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh 

Sh. Yusuf AlQaradawi

 

Dhageyso Khudbadii Sh. Yusuf AlQaradawi

Kalkaan ka akhri Continue reading

Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan oo maanta War Saxaafadeed kasoo saaray Xaalada Magaalada Muqdisho, kuna qabtay Magaala Madaxda Eritrea ee Asmara.

  Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  Sh. Shariif & Shariif Xassan

Kalkaan ka akhri Continue reading

Kismaayo:- Xalka Magaalada Kismaayo Waa Kitaabka Alle oo loo noqda iyo Xaqiiqada lahaanshaha dhulkaasna Runta laga sheego, xoog sheegashadana la iska daayo, Allena laga cabsado.

 Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  

Kismaayo

Kalkaan ka akhri Continue reading

Odoyaasha beelaha Hawiye oo sheegay in aysan jirin cid laga raayay ama laga adkaaday balse khilaafka jira aan lagu xalin karin talaabo Military ee wada hadal lagu dhameeyo.

Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  Hawiye

 Dhageyso Wareysiga Afhayeenka gudiga xabad joojinta odoyaasha beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad.

Kalkaan ka akhri Continue reading

Saleebaan Colaad Rooble, “Sharci ahaan DKMG ah wey burburtay†awalba waxey rabeen shaqsiyaad isku sheega dowlad iney aargoostaan weyna ka aargoosteen Shacabka Muqdisho.

  Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  Saleebaan Colaad Rooble

  Dhageyso Wareysiga Saleebaan Colaad Rooble

Kalkaan ka akhri Continue reading

Max. Xaaji Ingiriis, Hadii ladoonayo in Ethiopia wadanka kabaxdo aan ogolaano in naloo keeno Ciidamo Midowga Afrika ah si runta loo arko xurnimana loo helo.

 

 Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  

Ingriis

Maxamed Xaaji Ingiriis oo ka hadlaya aragtidiisa ku aadan waxyaabaha ka dhacaya Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya.

Halkaan ka Dhageyso

Geedi, Ninkaan Xuseen Ceydiid waa inaan ka qaadnaa jagada maalin walba ayuu Sirteena dadka usheegaa saxiix warqadaan C/llaahi.

  Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  Mbagati

Kalkaan ka Daawo Continue reading

Warlugeed: Dagaalakii Muqdisho- Marar badan wadadu meesha ay dadka qaar u maleeyaan inay ku dhamaato ayey ka bilaabataa!!

  Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  

isbahaysi_argagixiso.jpgabdallahi.jpg

Kalkaan ka akhri Continue reading

Siyaasiga Maxamed Muusa, Hubkii Casriga ahaa ee lala dhacay Muqdisho waxaa la arki doonaa 2008da Caruurti dhalata ayagoo Curiyaan ah ama ayagoo calaamada cusub lasoo baxa.

 Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  Dagaalka Muqdisho2

  Dhageyso wareysiga Aqoonyahan Maxamed Muuse.

Kalkaan ka akhri Continue reading

Xasuuqa & Bililiqada Magaalada Muqdisho Maxaa kusoo xiga?

  Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  

 Ciidamada Puntland

Kalkaan ka Daawo Continue reading

Guddomiyihii hore:- “Waxaa dhamaaday waqtigii jiritaanka Dowladda Federaalka KMG ee Soomaaliya”.

 Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  sharifxasan10.gif

Kalkaan ka akhri Continue reading

Cadde Gaabow oo Xilkii laga qaaday iyo Maxamed dheere oo loo magacaabay Xilka Goddoominimada Gobolka Banaadir.

  Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  Xil wareejin

Kalkaan ka akhri Continue reading

Xildhibaan Cumar Xaashi, Ma jirto Dowlad Soomaaliyeed ee Xukunto dalka Soomaaliya ee waxaa laga xukumaa Adis Ababa.

 Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  cumar-xashi.gif

Kalkaan ka akhri Continue reading

Ban Ki-mon oo Caalanka ka codsaday in gargaar deg deg la gaarsiyo dadka Soomaaliyeed ee dagaaladu ku waxyeeloobay.

 Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  ban-ki-moon1.jpg

Kalkaan ka akhri Continue reading

C/llaahi Yusuf, Kani waa dhicisee mid kale madhaleysaa.

 Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  C/llahi Yusuf

Kalkaan ka akhri Continue reading

C/llaahi Yusuf, Xiligii ugu fiicnaa ayaa la marayaa guushiina wey soo dhowdahay waad ujeediin Horumarka aynu gaarnayniminkana waa in aan usoo jeesano dhismihii wadanka.

 Wareysi Sh. Shariif Shiikh Axmed   

Kalkaan ka akhri Continue reading

Sheikh Shariif Sheikh Axmed:- Caalamku wuu ka seexday dhibaatada loo geysanaya Umadda Soomaaliyeed.

Wareysi Sh. Shariif Shiikh Axmed 

 sharif1.jpg

 Halkan ka akhriso Continue reading

Dagaalkii Muqdisho ka socday ayaa galay maalintii 8aad wuxuuna ka socdaa Xaafadihii beryahan lagu dagaalamayey ayadoo weli Madaafiic la isku adeegsanayo labada dhinac.

Wareysi Sh. Shariif Shiikh Axmed 

 thumb_tp_hoobiyee.jpg

Kalkaan ka akhri Continue reading

Shirkii Odayaasha Hawiye & Saraakiishii Ciidamada Cadowga Ethiopia oo burburay, kadib marki ay diideen in ay isaga baxaan Magaalada Muqdisho.

W

areysi Sh. Shariif Shiikh Axmed  KM4

Kalkaan ka akhri Continue reading

Xafiiska Gumestaha Ethiopia oo ay kuloolamayaan daba dhilifyada u adeega Tigreega.

Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh Qowdhan

Kalkaan ka Daawo Continue reading

Faahfaahin, Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalada Muqdisho & Meela laga qabsaday Ciidamada Ethiopia-ka.

Wareysi Sh. Shariif Shiikh Axmed

Mujaahidiinta

Kalkaan ka akhri Continue reading

Ciidamada Itoobiyaanka oo u adkeysan là Xasaradda Ciidamada Kacdoonka Muqdisho “Abeed, Abeed” ayaa lagaga Cabaadsiiyey.

Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh Askari1

Kalkaan ka akhri Continue reading

Shirweyne loogu hadlayey Xaaladda adag ee Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed eeka dhacay Magaalada Minneapolis ee Dalka Mareykanka.

 Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh 

minsoto.jpg

Kalkaan ka akhri Continue reading

Muqdisho oo Saakay ku waabariisatay dhawaaqa Madaafiicda iyo Rasaasta darandooriga u dhacda.

Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh baadiyo11.jpg

Kalkaan ka akhri Continue reading

Ciidamada Kacdoonka Muqaawamada oo lawareegay gacan kuheynta Isbartiibada, Stadio Muqdisho.

 

Gacan ku heynta Stadio Muqdisho oo ay la wareegeen xoogaga Muqaawamada iyo wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Muqdisho ka dhageyso halkan.

Wariye Nasru diin oo kasoo hadlaya jiida hore ee dagaalka

 Dhageyso

 

Muxaadarooyin sil silad ah oo ka hadlaya Taariikhda dheer ee Halganka Geeska Africa, Maxaad ka taqaanaa Abraha iyo ciidankiisii? Maxaase Tigreega iyo Xabashida ku walaaleeyey Diinta Krishtaanka, Waase Maxay cadaawadda qotada dheer leh ee ka dhaxeysa Umaddaan?

Dhageyso Q 1aad ee HALGANKA GEESKA AFRICA

Xigasho Addacwah

Gaari laga buuxiyay walxaha qarxa oo si badan loogu waxyeeleeyay Sahaqaalaha Tigreega oo ku sugnaa Hotel Ambassador.

Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh KM4

Kalkaan ka akhri Continue reading

Waxaa maanta mar kale uu qarax ismiidaamin ah lagu haleelay xero ay Ciidamada Cadowga Ethiopia ku lahaayeen degmada Afgooye.

Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh  

Weerar Xerada Eth.

Kalkaan ka akhri Continue reading

In ku Dhow 70 Askari Oo Ethiopian ah oo Ku Nafwaayey Weerar Ka Dhacey Deegaano ka tirsan Ismaamulka Somalida ee Ethiopia.

Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh 

h

Kalkaan ka akhri Continue reading

Maalintii 6aad ayaa daryanka madaafiic xoogan iyo rasaasta ka dhacda qoryaha kala duwan ayaa si weyn looga maqlayaa Caasimadda Somalia ee Muqdisho.

 Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh Mujaahidka Muqdisho

Kalkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: