Sh. Shariif Sh. Axmed oo khadka taleefanka kala hadlay Jaaliyada wadanka Sweden & Umadda Soomaaliyeed meel walboo ay joogaanba.

Amiirul Mu’miniin

Sh. Shariif Sh Axmed

Dhageyso

Halkan ka akhri

25 March 2007 

Umada Soomaaliyeed waxaa waajib ku ah in ay difaacaan Diintooda Dalkooda & Dadkoodaba.

Qofwalba inta uu kaqaban karo inuu uga qeyb qaato si illaah dartiis ah.

Jihaadku waa wax islaamka ku xaq ku ah.

Ethiopian-ka wadanka kusoo duulay illaa ay wadankeena isaga baxaan inshaa allaah kama fariisan doonno.

Su´aal laweydiiyay Sheekha ayaa waxa ay aheyd “Maxaa wadanka Yaman idinku haya oo dhaq dhaqaaq aad usameyn la´dihiin ma maxaabiis ayaad kutihiin mise arin kala ayaa jirta”

Sheekha ayaa ku jawaabay “manihin dad maxaabiis ah dadaal dheer ayaan wadnaa maadaama wadankan uu yahay mid aad noosoo dhaweeyay, hasa yeeshee inshaa allaah goor dhow ayaan dhaq dhaqaaq bilaabi doonnaa.

%d bloggers like this: