Abwaan Abshir Bacadle, ma arkin axad gaalohoo Argixisa loo yaqaan

Bacadle

ABWAAN ABSHIR BACADLE

HALKAAN KA DHAGEYO GABAYGA ABSHIR BACADLE

Qoraalka Gudaha ka akhri

Halkaan ka akhri

Bern (SomaliSwiss) 27, March 2007Shiribkaan waxa uu kusaabsan yahay u adeega yaasha Tigreega wadanka Soomaaliya kusoo duulay gumeysigana kuheysta. 

  • ARGAGIXISA YAA OHOO AMEERIKA U AQOONSADEEN

 

  • AXKAAMU DIIN INTA OGOLAA AMEERIKA WAA AQOONSADEEN

 

  • MA ARKIN AXAD GAAL OHOO ARGAGIXISA LOO YAQAAN

Argagixisa yaa eh waa su’aal da’weyne 

  • ARGAGIXISA YAA OHOO ALLAAH KUDOORSADAY REER IBLIIS

 

  • WEXEEY AMEERKA ERYATAA ARGAGIXISA LOO ARKAA

 

  • ADEECIDA AMEERIKAAN MA OGOLA ALLA & RASUUL

 

  • ALLA & RASUUL AWAAMIRTOOD AMERIKAN MA AQBALAAN

 

  • ISLIINKIYO IJMAACIYAA ARGAGIXISA LOO  ARKAA

 

  • MA INTII ISLAAM SHEEGATAA KU EEDOOBAY ALLA & RASUUL

Alla & Rasuul ineey adeeceen ayaaba lagu heystaa dadkii ayagana waaba fahmi la’ayihiin waa yaab 

  • MA AHA WAA UDHOWDEHEE WAA INTII AAMINSAN JIHAAD

Ma aayadii Jihaadkaa quraanka laga tiray oo lanasakhay waa yaabe 

  • MA AAYADDAA LA INKIRAA MA WEY ACDAAWUL ISLAAM EHEEN

Acdaawul Islaam ineey yihiin waa lahubaa ama inkira ama ogolaaw 

  • AMA INKIR AMA OGOLAAW ARGAGIXISA WAA ISLAAM

Waa layaabee Odagaan Salaadoo iska neef neef sahaayo  Oda Salaad Oda Salaad 

  • ODA SALAAD MA AQBALAA IRHAABI WAA AMEERIKAAN

Ameerika ilma & naaga ey habeen walba dilaan xuquuqul insaan maqabto diin maqabato 

  • EREY BIXIN AMEERIKAAN ODAY SALAAD KA AALI MAA

Eray bixintaan Ameerikaa iska leh Islaamkeyna utaqaan Oda Salaad ne si shahaada zuul nima ohoow ugu marqaati furaayaa afki ow kala qaado woxow leeyahay ninkii salaada tukadaba waa iska argagixiso Ameerika xaa loo adeeci waayay ninkaan Ameerika adeecinna waa iska argagixiso warku halkaasoow maraa 

  • ODA SALAAD AMEERIKAAN INOW UJIIBIYAAN ARKAA

 

  • HAL AXAD GAAL OHOO ARGAGIXISA LOO YAQAAN

Dowlada gaala ahoo waa argagixisaa laleeyahay lama arko shaqsi gaalohoo waa argagixisaa laleeyahay lama arko marka in Muslimka loo yaqaan Argagixiso waa inaa fahantiin 

  • ERAY BIXIN AMEERIKOO ISLAAM GUMAAD AHAAN U ARKAA

 

  • AZHARI & ODA SALAAD AXAD QABTA AMAA LOO ARKAA

 

  • UNUKA WAABAA AXDINOO AYAAMOOW NAGA AAMUSNAAY

 

  • LA ARKI MAA AHAL QABTEE KU ASHTAKEEYA EEBEHEEY

 

  • ERAY ISLAAM GUMAAD OHOOW ODA SALAAD U JIIBIHAA

 


  • CANA ULLEEYL (saqdhexe) INTA UKACDIIN ANCAAM & MAAD KU AKHRISIIN

 

  • AZHARIYA ODAGA WEYN AYAGU  AARSIYEEY RABAAN

Waa socotaa 

SomaliSwiss Yusuf Garabey

 

Somaliswiss@hotmail.com

 

%d bloggers like this: