Sadexdaas dabmiilayaasha qaran xagey kageli doonaan axdiga qaran Markii Maxkamad lasoo taago

Waa inaan xamar ka nadiifinaaargagixisada iyo inta u adeegtaba wax hawiya ama odi hawiya la yiraahdana ma jiraan oo shiray taasna waxaad ku ogaatay oo aad wareysatay  Raisulwasaaraha waadna garan kartaa cida uu ka soo jeeda   “Dhageyso“ 
geedi.jpg waxaan la dagaalameeynaa qolo yar oo argagixisada taageerta waa inayna ka guuraan Ex kontorol Afgoye!!! ilaa Ex kontorol Balcad in u dhexeeysa !! maamlo yarna waan ku soo afjareeynaa!! (cajiib) “Dhageyso“

waxaan la dagaalamaynaa wax ka soo haray maxkamadihi aadna waa loo laayay oo boqolaal ayaan ka dilnay waana soo afjareeynaa (gacmodheere)“Dhageyso“

Mareykanka & wafdi Ethiopian ah oo lafilayo iney kulamo laqaataan Odayaashe Hawiye

Hawiye

Continue reading

Ciidama kasoo goostay Dowlada kuna xayiran Gobolada dhexe

Continue reading

%d bloggers like this: