Filed under: SomaliSwiss | Comments Off on Suuqa Cirtoogte oo uu Kasoconayo dhaqdhaqaaq Hub gadasha ah
Suuqa Cirtoogte oo uu Kasoconayo dhaqdhaqaaq Hub gadasha ah
Abwaan Abshir Bacadle, Hameenki hoobiyaan hufaa, waxaad ka hesho waa hubsaa
Filed under: SomaliSwiss | Comments Off on Abwaan Abshir Bacadle, Hameenki hoobiyaan hufaa, waxaad ka hesho waa hubsaa
Lix bolis ah oo lagu dhaawacmay isgoyska siinaay
Filed under: SomaliSwiss | Comments Off on Lix bolis ah oo lagu dhaawacmay isgoyska siinaay
Baaq iyo Baraarujin kusocda Shacabka iyo Muqaawamada
Filed under: SomaliSwiss | Comments Off on Baaq iyo Baraarujin kusocda Shacabka iyo Muqaawamada
Ciidammada Ethiopiyaanka oo saakay calankooda kataagay meela kamid ah Muqdisho
Filed under: SomaliSwiss | Comments Off on Ciidammada Ethiopiyaanka oo saakay calankooda kataagay meela kamid ah Muqdisho
Maxamed Dheere, majiro wax maamul ah oo badalay maamulkeygii Gobolka Sh/dhexe weli anigaa kataliya
Muqdisho (SomaliSwiss) 26, February 2007![]()
 Halkaan Kadhageyso Wareysigii M/dheere
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Sh/dhexe Maxamed Dheere ayaa shaaca ka qaaday in uu maamulkiisu wali ka shaqaynayo Gobolka sh/dhexe.
Islamarkaana ay gacan ku dhigi doonaan cidii gaysata falalka amaan xumo ee dhawaanahaan ku soo batay, waxaana uu sheegay in aysan jirin maamul cusub oo gobolka ka shaqeeya. Â
M/dheere oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii ka jiray k/somaliya, islamarkaana ka talin jiray Gobolka sh/dhexe ayaa isagu ka mid ahaa ragii ku wareejiyey Ciidamada Ethiopia hubkiisii. M. dheer oo waraysi siiya idacadda hornafrika ayaa sheegay in uu jiro mamulkiisii hore.  Â
Maxamed Dheere oo ka hadlaya Maamulka Cusub ee Reysul Wasare Geedi uu horey ugu Magacaabey G/sh/dhexe isagoo ka hadlaya waxaaa uu yiri ” .Â
Ma jiro wax maamul ah oo badalay Maamulkaygii  aniga ayaa ka taliya G/sh.dhexe, maamulka cusub oo la sheegayo ha la yimaadaan aqoonsi rasmi ah oo Madaxweynuhu ku saxiixanyahay.  Dalku waxaa uu ku jiraa Xaalad Degdeg ah cida waxna badali karta  waxna magacaabi karta waa Madaxweynaha oo qura” Ayuu yiri Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed dheere).
Waxaa maalinba maalinta ka danbeysa sii xoogaysanaya khilaafka ka taagan maamulka G/sh.dhexe.
Iyadoo Maxamed Dheere oo ahaa Gudoomiyihiin Hore ee Gobolka Sh/dhexe uu si wayn uga soo horjeedo in uu xilka wareejiyo, waxaana horey maamul uu soo magacaabay Prof. Geedi laga cayrshay Magaalada jowhar.
Si kastaba ha ahaatee DFKM ah ayaa iyadu Gobollada dalka u samaysay maamulo aan dadka ku dhaqan gobolladaasi aysan taageero u ahayn, waxaana dowladu ay ku guul daraysay in ay Maamulo bulshadu dooratay ay hirgaliso
SomaliSwiss  Omar |
Filed under: SomaliSwiss | Comments Off on Maxamed Dheere, majiro wax maamul ah oo badalay maamulkeygii Gobolka Sh/dhexe weli anigaa kataliya
You must be logged in to post a comment.