Weerar lala beegsaday Ciidamada Ethiopia ee soo degay Ispitalka Digfeer

Muqdisho (SomaliSwiss) 16, February 2007w

Waxaa weerar loo adeegsday madaafiic Hoobiyayaal iyo Sabano ah lagu qaaday Ispitalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho halkaasoo ay dhowaan soo degeen Ciidamada Ethiopia,

Illaa iyo hada waxaa lasoo xaqiijiyay in Dhimasho iyo dhaawacba ay jiraan balse aan lagaraneyn tirada dhabta ah  ah ee ay geysteen Madaafiicdaas lagu weeraray Ispitalka Digfeer ee Magaalad  Muqdisho,  

Waxaa iska cad in ay sii badanayaan weerarada lagula dagaalamayo Cadowga kusoo duulay Wadankeena
Somalia iyo kuwa soo hogaamiyayba,

Dhinca kale sidii caadada u aheydba waxay kusoo Jawaabeen Ciidamada Cadowga Madaafiic kuwaasoo argagax dartiis ay kurideen Shacabka Guryahooda oo iyaguna dhaawac geystay,

Dadweynaha Muqdisho ayaa iyagu naceybkooda dhinaca Ciidamada Ethiopia iyo kuwa lasocdaba ay sii badanayaan ayagoo arkay in Ciidamada
Ethiopia loo soo kireystay iney baabi’iyaal Dadka kunool Muqdisho iyo nawaaxigeeda,
 

SomaliSwiss  Omar

SomaliSwiss@hotmail.com

Shuhadada Illaahey dartiis ee Gobolka Hiiraan iyo Faahfaahintooda

Swiss-Bern (SomaliSwiss) 16, February 2007 AllaahShuhadaShuhadaaMujaahidMXasuuq 

 Halkan ka dhageyso maqalkii taariiqo kookooban oo ay leeyihiin qaar ka mida Shuhadadii Gobolka Hiiraan

 رسالتان عن السبيل الأمثل للدعوة لله عز وجل ، وعن السبيل الأمثل للأمر بالمعروف والنهي عن المنكر . . الرسالتان يذكر أصحابهما : أنهم يلاحظون أخطاء كثيرة من المسلمين ويتألمون لما يرون ويتمنون أن لو كان في أيديهم شيء لتغيير المنكر ويرجون التوجيه ؟ .

 الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على رسوله الأمين وبعد:
الله عز وجل قد بين طريق الدعوة ، وماذا ينبغي للداعي ، فقال سبحانه وتعالى : {قُلْ هَذِهِ سَبِيلِي أَدْعُو إِلَى اللَّهِ عَلَى بَصِيرَةٍ أَنَا وَمَنِ اتَّبَعَنِي}

Shuhadadii Illaahey dartiis ushahiiday ee Gobolka Hiiraan oo kooban Magacyadooda qaar iyadoo aan lasoo koobi karin culumada Allaah dartiis ushahiiday

  • Sh. Axmed Sh. Muxumed (Sh. Axmed Jiiqley)

  •  Imaam. Macalin Yaasiin

  • Sh.C/RaxmaanCabdi Waare (Sh. C/Raxmaan Suluq)

  • Sh. Xuseen Barre

  • Imaam Macalin Cabdalla

SomaliSwiss  Yusufyare

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: