Muqdisho (SomaliSwiss) 12, February 2007
Afar katirsan Ciidanka Booliska ayaa ku dhaawacmey weerar xalay lagu qaaday saldhiga Wadajir ee Magaalada Muqdisho,
Wararka aanu kahelnay dadka degan agaagaarka Saldhiga Wadajir oo xiliga weerarka lagu qaadayay daawanaayay ayaa sheegay
Inay saldhigaasi soo weerareen rag ku hubeysnaa qoryaha fudfudud iyo Baasuukayaal oo watay Baabuur yar waxayna kurideen saldhiga labo xabadood oo Baasuukaha ah Ā
Iyadoo Ciidamada Booliska ee xiligaasi kusugnaa saldhigana ay qaraxa kadib ay rasaas isweydaarsadeen raggii soo weerary,
Lama soo sheegin illaa iyo hada warar dheeri ah oo kusaabsan raggii xalay kudhaawacmay saldhigaas,
SomaliSwissĀ Omar
SomaliSwiss@hotmail.com |
Like this:
Like Loading...
Filed under: SomaliSwiss |
You must be logged in to post a comment.