Garoonka weyn ee Muqdisho oo laweeraray maalin cadeey

Muqdisho (SomaliSwiss) 10, February 2007AirHobiye

Waxaa weerar Hoobiyayaal ah lagu qaaday Garoonka Wey nee Magaaada Muqdisho illaa iyo 4 gantaal ayaa waxaa lala heley garoonka Muqdisho kuwaasoo aan la garneyn halka laga soo tuurey,

Waxaa hakad ku yimid howlihii iyo duulimaadkii Garoonka iyadoo dadku ay qal qaleen oona laga kala cararay Garoonka iyo agagaarkiisa lama sheegin wax qasaare ah oo soo gaarey,

Ciidamadii halkaa ka joogey Ethiopianka ee  lala beegsaday weerarka Weerarkan ayaa waxaa uu qeyb ka tahay xaaladda Muqdisho oo aaney cidina si rasmi ah umaamulin,

SomaliSwiss  Omar

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: