Madaafiic culculus oo daqiiqada kahor kadhacayay M, Muqdisho

Muqdisho (SomaliSwiss) 07, January 2007 wm

Qaraxya waaweeyn ayaa daqiiqada kahor Gilgilay Magaalada Muqdisho Xafiiska SomaliSwiss ee Muqdisho ayaa xaqiijiyay          in ay maqlayeen ugu yaraan 4 Madfac oo ay weliba kuxigsatay is rasaaseeyn xoogan  ayadoo ay u maleeyeen weerarkaasi in uu ku aadanaa Hotelka LAFWEYN iyo Hotelka KAAH ayadoo aan idinkaga soo sheegi doono gadaal   meesha dhabta ah ee uu kadhacay   weerarkaasi kala soco Halkan goor dhow

SomaliSwiss Omar

SomaliSwiss@hotmail.com  

%d bloggers like this: