Filed under: SomaliSwiss | Comments Off on Madaafiic culculus oo daqiiqada kahor kadhacayay M, Muqdisho
Madaafiic culculus oo daqiiqada kahor kadhacayay M, Muqdisho
Dabley hubeysan oo laba nin ku dishay Magaalada Muqdisho
Muqdisho (SomaliSwiss) 07, February 2007![]() Sawirka Meydka Ha isku Furin Laba Qof oo rayid ah ayaa lagu dilay agagaarka xarunta Shirkada Telecom Soomaaliya ayadoo aan la garaneyn sababaha ka danbeeya dilka dadkaasi rayidka ah oo lagu soo warramayo in ay dileen rag hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn lamina oga sababta ay udileen labadan nin Dilalkan ayaa qeyb ka ah amaan darrada Weyn ee ka jirta Caasimada Muqdisho ayadoo falalka dilalka ah ay ku soo noqdeen magaalada Muqdisho tan iyo markii DKG ah ay la wareegtay Caasimada Muqdisho. Nin kuganacsada  agagaarka shirkada Telecom ee suuqa Bakaaraha ayaa sheegay in 3 Nin oo ku hubeysan bastoolado in ay rasaas ku tiriyeen labadaasi qof oo ahaa dhalinyaro halkaasi marayay, isagoo Sheegay in dadka ay hadal hayeen in aano qabiil loo dilay labadaasi Wiil, Dilalkan foosha xun ayaa cabsi weyn ku abuuray dadka ku Ganacsada Suuqa Weyn ee Bakaaraha oo niyad xumo ka muujiyay falalka dilalka ah ee ku soo badanaya Magaalada Muqdisho, Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kusoo badanaya rag hubeysan oo aan lagaraneyn heybtooda meel ay kayimaadeen ayaa maalin walba dad rayid ah iyo Culamaa’udiin kulaaya Magaalada Muqdisho, SomaliSwiss Omar |
Filed under: SomaliSwiss | Comments Off on Dabley hubeysan oo laba nin ku dishay Magaalada Muqdisho
Wasiiro Xilkooda laga Xayuubiyay Maadaama lagu soo meelgaaray
Filed under: SomaliSwiss | Comments Off on Wasiiro Xilkooda laga Xayuubiyay Maadaama lagu soo meelgaaray
You must be logged in to post a comment.