Banaanbax Weyn oo kadhacay Wadanka Sweden Caasimadiis Stockholm, Banaan baxan iyo shirarkan oo looga soo horjeedo  duqaynta ay maraykanku ka wadaan qaybo ka mid ah Dalka Soomaaliya, iyo qabsashada Ciidamada Ethiopianka  ay qabsadeen dalka ka dib markii ay taageero milatari ka heleen diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka, Mudaaharaadkan ayaa ay kasoo qeyb galeen dadweyne aad ufara badan & Madax katirsan MMI oo uu kamid yahay Ing, Aftoje & Aqoonyahano Siyaasiyiin,Â
You must be logged in to post a comment.