Sh, Shariif Sh, Axmed oo BBC da wareysi gaaban siiyay

Swiss Bern (SomaliSwiss) 02, February 2007Sh,Sahriif Sh, Axmed

 Dhageyso 

Wareysi Radio Shabelle

 Gudoomiyaha Midowga Maxkamadaha Somalia Sh, Shariif Sh, Axmed oo BBC da uawaramay kana warbixiyay xaaladiisa iyo xaalada ay kusugan yihiin Madaxdii kale ee Midowga Maxaakiimta wuxuuna kujawaabay, aniga xaaladeyda aad ayey uwanaagsan tahay waxaana Kenya u imid wadahadal six al looga gaaro Umada Somaliyeed ee Gumeysiga lageliyay,  dhinaca kale Madaxdi kale ee MMI wey wada nabad qabaan waana wada xiriirnaa oo waan iska war heynaa mar walba Qaarna waxey kusugan yihiin Gudaha Somalia Qaarna Dibada ayeey joogaan, waxa uu intaa kudaray Sh, Shariif in uu waxwalba oo kudhacay ama dhibaata ah ee soo gaaray Madaxdi iyo Ciidamadii Midowga Maxaakiimta iyo Umada Somaliyeed eyan waxba u arkeynin balse ey ogol yihiin in xal laga gaaro xurnimada iyo badax banaanida Dalka iyo Dadka Somaliyeed

SomaliSwiss  Yusufyare

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: