Sh, Shariif Sh, Axmed oo BBC da wareysi gaaban siiyay

Swiss Bern (SomaliSwiss) 02, February 2007Sh,Sahriif Sh, Axmed

 Dhageyso 

Wareysi Radio Shabelle

 Gudoomiyaha Midowga Maxkamadaha Somalia Sh, Shariif Sh, Axmed oo BBC da uawaramay kana warbixiyay xaaladiisa iyo xaalada ay kusugan yihiin Madaxdii kale ee Midowga Maxaakiimta wuxuuna kujawaabay, aniga xaaladeyda aad ayey uwanaagsan tahay waxaana Kenya u imid wadahadal six al looga gaaro Umada Somaliyeed ee Gumeysiga lageliyay,  dhinaca kale Madaxdi kale ee MMI wey wada nabad qabaan waana wada xiriirnaa oo waan iska war heynaa mar walba Qaarna waxey kusugan yihiin Gudaha Somalia Qaarna Dibada ayeey joogaan, waxa uu intaa kudaray Sh, Shariif in uu waxwalba oo kudhacay ama dhibaata ah ee soo gaaray Madaxdi iyo Ciidamadii Midowga Maxaakiimta iyo Umada Somaliyeed eyan waxba u arkeynin balse ey ogol yihiin in xal laga gaaro xurnimada iyo badax banaanida Dalka iyo Dadka Somaliyeed

SomaliSwiss  Yusufyare

SomaliSwiss@hotmail.com

Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo saaray Video kale Qeybtii 2aad

Xoogagga Al-Shabaab Al-Mujaahidiin oo soo bandhigay Tababarkoodii ugu dambeeyay iyo Hub casri ah oo ay kula dagaalamayaan Ciidamada gumeysiga Ethiopia iyo kuwa Shisheeyaha ee kusugan wadanka Soomaaliya.

Tababarkan ay soo Bandhigeen xoogagga Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si aad ah u muujinaya kartidooda iyo sida ay isugu kalsoon yihiin in ay dagaal xoogan kala hor tagaan ciidamada Gumeysiga Shisheeye iyo kuwa Soomaaliyeed ee Shacabkooda gumaada.

Qeybta 1-aad

Qeybta 2-aad

Qeybta 3-aad

Qeybta 4-aad

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Warar dheeri ah oo kusaabsan qaraxyadii Xalay

Muqdisho (SomaliSwiss) 02, February 2007Mujaahid

Qaraxyadii kala duwanaa ee xalay Gilgiley Magaalada Muqdisho qaybo badan oo kamid ah. Ayaa waxaa kasoo baxaya warar dheeri ah kaasoo lasoo xaqiijiyay weeraradii xalay oo ahaa ugu yaraan illaa in kabadan 25 madfac in ay gesyteed dhibaatooyin aad ufara badan oo dhimasha iyo dhaawacba leh, illaa iyo hada waxaa lasoo xaqiijiyay illaa 10 qof in ay kugeeriyoodeen tiro 30 kabadanna ay dhaawac yihiin, warar kasoo baxay saaka ayaa sheegaya madaafiicdi xalay oo loogu tala galay meela loo qorsheeyay ayaa kudhacay meela muhiim ah dhinaca kale kuwa Ethiopianka iyo kuwa Dowlada ayaa ayagoo wax hubsan Madaafiic ladhacay Goobihii udhawaa Dekada kuwaasoo dad rayid ah dhaawacay, weerardan ayaa laxiriira kuwii maalmahamba lagu ugaarsanayay Ciidamada Ethiopianka iyo kuwa Dowladaba iyo meelaha ay dagaamba, ayadoo Magaalada Muqdisho ay kusugan yihiin ugu yaraan illaa iyo Sadex kun oo Mujaahidiinta Maxkamadaha ayagoo sheegay in aysan kafariisaneyn Gumeysida Umadooda lagu soo hogaamiyay ayna wacad kumareen in ay kaxureyn doonaan  

SomaliSwiss  Omar

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: