Wareysi Sh. Mukhtaar Roobow Abu Mansoor

Muqdisho (SomaliSwiss) 26, January 2007Abu Mansuur

Sh. Mukhtaar Roobow Abu Mansoor Kuxigeenka Amniga MMI Somaliyeed Oo Wareysi siiyay Shabakada Islaamiga  Aldacwa hoos kadhageyso

 >Dhageyso 

SomaliSwiss  Omar

SomaliSwiss@hotmail.com

Protected: Dil aargoosi ah oo kasoconaya Magaalada Muqdisho

This content is password protected. To view it please enter your password below:

Protected: Mujaahidiinta MMI oo xasuuqay askar Mareykan ah kuwana nolol kuheysta

This content is password protected. To view it please enter your password below:

Dagaalo Kasocda Deegaano katirsan Hiiraan iyo Galguduud

Baladweyne (SomaliSwiss) 25, January 2007

Dagaala aad ucul culus ayaa kasoconaya Deegaanno

katirsan Hiiraan iyo Galguduud Kadib Markii ay

Ciidamadii Ethiopianka ahaa kabexeen halkaas

Dagaalo u dhaxeeya labo maleeshiyo Beeleed ayaa

mar kale Dib uga Qarxay Deegaano ka kala tirsan

Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud. Dagaalkaan oo Dib

usoo Cusboonaaday ayaa bilowday, ka dib markii

Ciidamadii Ethiopia ay isaga baxeen Halkaasi Habeen

hore. Xooga Dagaalkaan oo Shalay Galinkii Dambe ka

Qarxay Deegaanka Goobo oo u dhaxeeya Maxaas iyo

Ceelbuur ayaan wali la ogeyn Qasaaraha dhabta ah ee

Dagaalkaasi uu geystay inkastoo wararka qaar ay

sheegayaan in dhimasho iyo dhaawac badan uu jiro

waxaana larumeysan yahay ugu yaraan 60 ruux iyo

kabadan iney kudhinteen halkaasi 

SomaliSwiss  Maxamed yariisoow

SomaliSwiss@hotmail.com

Kismaayo Weerar lagu dilay Ciidama Ethiopian ah

et

Kismayo (Somaliswiss) 25,January 2007 

Bartamaha magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu dilay Nin Ethiopian ah mid kalena lagu dhaawacay, kadib markii Mujaahidiin hubeysan ay weerar ku soo qaadeen halkaasi.Dilkaan oo ka dhacay Suuqyaraha Magaalada Kismaayo ayaan wali la ogeyn inta dhabta ah dhimashada iyo dhaawaca  inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in dhimashada iyo dhaawacaba intaa kabadan yahay, waxaa wararku sheegayaan weerarkaa kadib in dad rayid ahaa ay qafaasheen Ciidamada Ethiopianka iyo kuwa Dowlada oo wada socday ayagoo Suuqa iyo meelaha Ganacsigoo dhanna Albaabada ulaabay

SomaliSwiss  Omar

SomaliSwiss@hotmail.com  

Garoonka Muqdisho oo Hoobiyayaal lagu weeraray

Airport


Mogadishu (Somaliswiss) 24, January 2007

Garoonka Dayuuradaha Muqdisho ayaa Ilaa iyo

4 Hoobiye lagu dhuftay inta la ogyahay Saakay

Abaarihii 11:40 Subaxnimo xili lagu guda jiray

howlaha garoonka, Sida uu xaqiijiyay

Agaasimaha garoonka diyaaradaha Magaalada

Muqdisho.Agaasimaha Garoonka ayaa sheegay

in uu garoonka ku soo dhacay Afar hoobiye

nooca loo yaqaano 120 isagoo mas’uulku intasi

ku daray in qorigu ka soo dhacay dhinaca

Madiina ayna ku dhaawacmeen dadweyne aad u

fara badan oo sagootinayay Dadkooda oo

dhoofayay dhinaca kale Ciidamada Ethiopianka

ayaa rasaas ooda uga qaaday dhamaan guryihii

kudhow dhowaa Airaporka Muqdisho waxaa

kaloo wararku sheegayaan in ay qabteen Nin

meel laga cunteeyo kulahaa garoonka agtiisa

niinkaasoo ay Ciidamada Ethiopianku soo xireen

ayagoo sheeganaya inuu weerarkaa lug

kulahaa ..

Somaliswiss Yusufyare  

Somaliswiss@hotmail.com 

Bayaan ay soo saareen MMI Somaliyeed

Mogadisho (Somaliswiss 24, January 2007 

Bayaanka oo warqad ah halkan ka akhriso

Bayaan1Bayaan22

Somaliswiss  Omar

Somaliswiss@hotmail.com

%d bloggers like this: