C/llaahi Yuusuf oo laga dhameeyay shir weyne qaran

Bern-Swiss (SomaliSwiss) 31, January 2007Qabil

C/llaahi Yusuf oo laga dhameeyay in laqabto shirweyne qaran ayadoo uu dhawaanahamba diidanaa wax heshiis dambe oo lala galo sabata uu kutilmaamayna ay aheyd inuu yiri mucaarad isaga kasoo horjeeda in aysan kajirin wadanka Somalia C/llaahi Yusuf iyo Dowlaadiisaba marba wax ayeey kudhawaaqaan oo go´aan toos ah magaari karaan waxaana kaaga daliil ah maanta hadalkuu yiraahdo beri lamid maaha oo waa dad awalba wadanka xoog lagu soo geliyay oo shacabkooda wax dan ah aan uheyn sikastaba ha ahaatee waxaa soo if baxaya Dowladaha Yurub iyo Mareykanka iyo kuwa kaloo badamba markii ay dantooda kagaareen ayaa waxaa loodiba galay C/llaahi Yusuf iyo Dowladiisaba sidi loo maleynayay amaba sidi larabay in ay wax umaamulaan amaba kashaqeeyaan Dowlad udaneysa USA & EU iyo kuwa badanoo kale ayaa waxey dareemeen in ay sida C/llaahi Yusuf iyo Dowladiisa wax uwadaan mid soconeysa aysan aheyn sidaa daraadeed ayaa dhowaanahamba waxaa laga qalqaalinaayay in laqabto shirweyne qaran oo ay uwada dhan yihiin Umada Somaliyeed kaasoo ugu dambeyntii Saxiixi looga baahnaa looga ansixiyay Shirkii African Union ee addis abeba Shirkan dib uheshiisiineed ayaa lagu qaban doonaa Wadanka Talyaaniga goordhow kaasoo ay kasoo qeyb gali doonaan Somalida inteeda badan loona ogoleyn qabqable yaasha iyo kuwa qaar ee Dowlada C/llaahi Yusuf Shir weynahan lagu qaban doono Talyaaniga ayaa waxaa dad siyaasiyiin xog ogaal ah sheegayaan in lagu dhisi doono Dowlad Somaliyed oo loo dhan yahay taasoona looga taqalusi doono tan hada jirta oo lagu eedeeynayo iney dhinac uxaglineyso taasoona daliil u ah in wax walboo ay dalbato Shuruuda waaweeyn looga xiray, halka Dowladaha Afrikana loo sheegay in ay mada daaliyaan oo ay dhahaan oo kaliya waan soo direynaa Ciidan illaa wakhti xadadan dhinaca kale Shirweynahaan mardhow laqaban doona ayaana lagu ogaan doonaa waxii xaqiiqada ah wixii intaas dheerna kala xiriir SomaliSwiss

 SomaliSwiss Yusufyare

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: