Qaraxyo ayaa caawa gilgilay Muqdisho

Muqdisho (SomaliSwiss) 28, January 2007wm

Qaraxyo ayaa caawa Muqdisho gilgilay kadib markii laba saldhig boolis oo ku kala yaalay xafadaha Howl-Wadaag  Wardhiigleey Saldhigyadaas boolis ayaa lasheegay in lagu soo weeraray baasuukayaal iyo qoryo gacameedyo ay wateen niman baabuur kusocda waxaa lasheegay halkaasi iney dhimasha iyo dhaawacba kajiraan weerarada halkaas kadhacay ayaa 30 daqiiqo kadib waxaa usoo gurmaday ciidama kale kuwaasoo sidii caadadooda aheyd dad deris la ahaa saldhigyadaas dad kala baxay wadada inteey socdeenna xabada kor uriday dhaawacayna  sadex qofood oo rayid ahaa oo wadada iska socday … ..SomaliSwiss  Omar

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: