Garoonka Muqdisho oo Hoobiyayaal lagu weeraray

Airport


Mogadishu (Somaliswiss) 24, January 2007

Garoonka Dayuuradaha Muqdisho ayaa Ilaa iyo

4 Hoobiye lagu dhuftay inta la ogyahay Saakay

Abaarihii 11:40 Subaxnimo xili lagu guda jiray

howlaha garoonka, Sida uu xaqiijiyay

Agaasimaha garoonka diyaaradaha Magaalada

Muqdisho.Agaasimaha Garoonka ayaa sheegay

in uu garoonka ku soo dhacay Afar hoobiye

nooca loo yaqaano 120 isagoo mas’uulku intasi

ku daray in qorigu ka soo dhacay dhinaca

Madiina ayna ku dhaawacmeen dadweyne aad u

fara badan oo sagootinayay Dadkooda oo

dhoofayay dhinaca kale Ciidamada Ethiopianka

ayaa rasaas ooda uga qaaday dhamaan guryihii

kudhow dhowaa Airaporka Muqdisho waxaa

kaloo wararku sheegayaan in ay qabteen Nin

meel laga cunteeyo kulahaa garoonka agtiisa

niinkaasoo ay Ciidamada Ethiopianku soo xireen

ayagoo sheeganaya inuu weerarkaa lug

kulahaa ..

Somaliswiss Yusufyare  

Somaliswiss@hotmail.com 

Bayaan ay soo saareen MMI Somaliyeed

Mogadisho (Somaliswiss 24, January 2007 

Bayaanka oo warqad ah halkan ka akhriso

Bayaan1Bayaan22

Somaliswiss  Omar

Somaliswiss@hotmail.com

%d bloggers like this: