C/llaahi Yuusuf oo laga dhameeyay shir weyne qaran

Bern-Swiss (SomaliSwiss) 31, January 2007Qabil

C/llaahi Yusuf oo laga dhameeyay in laqabto shirweyne qaran ayadoo uu dhawaanahamba diidanaa wax heshiis dambe oo lala galo sabata uu kutilmaamayna ay aheyd inuu yiri mucaarad isaga kasoo horjeeda in aysan kajirin wadanka Somalia C/llaahi Yusuf iyo Dowlaadiisaba marba wax ayeey kudhawaaqaan oo go´aan toos ah magaari karaan waxaana kaaga daliil ah maanta hadalkuu yiraahdo beri lamid maaha oo waa dad awalba wadanka xoog lagu soo geliyay oo shacabkooda wax dan ah aan uheyn sikastaba ha ahaatee waxaa soo if baxaya Dowladaha Yurub iyo Mareykanka iyo kuwa kaloo badamba markii ay dantooda kagaareen ayaa waxaa loodiba galay C/llaahi Yusuf iyo Dowladiisaba sidi loo maleynayay amaba sidi larabay in ay wax umaamulaan amaba kashaqeeyaan Dowlad udaneysa USA & EU iyo kuwa badanoo kale ayaa waxey dareemeen in ay sida C/llaahi Yusuf iyo Dowladiisa wax uwadaan mid soconeysa aysan aheyn sidaa daraadeed ayaa dhowaanahamba waxaa laga qalqaalinaayay in laqabto shirweyne qaran oo ay uwada dhan yihiin Umada Somaliyeed kaasoo ugu dambeyntii Saxiixi looga baahnaa looga ansixiyay Shirkii African Union ee addis abeba Shirkan dib uheshiisiineed ayaa lagu qaban doonaa Wadanka Talyaaniga goordhow kaasoo ay kasoo qeyb gali doonaan Somalida inteeda badan loona ogoleyn qabqable yaasha iyo kuwa qaar ee Dowlada C/llaahi Yusuf Shir weynahan lagu qaban doono Talyaaniga ayaa waxaa dad siyaasiyiin xog ogaal ah sheegayaan in lagu dhisi doono Dowlad Somaliyed oo loo dhan yahay taasoona looga taqalusi doono tan hada jirta oo lagu eedeeynayo iney dhinac uxaglineyso taasoona daliil u ah in wax walboo ay dalbato Shuruuda waaweeyn looga xiray, halka Dowladaha Afrikana loo sheegay in ay mada daaliyaan oo ay dhahaan oo kaliya waan soo direynaa Ciidan illaa wakhti xadadan dhinaca kale Shirweynahaan mardhow laqaban doona ayaana lagu ogaan doonaa waxii xaqiiqada ah wixii intaas dheerna kala xiriir SomaliSwiss

 SomaliSwiss Yusufyare

SomaliSwiss@hotmail.com

Protected: Markii ugu horeysay ee Muqaawamada Video soosaaraan

This content is password protected. To view it please enter your password below:

SHEEKH CUMAR FAARUUQ, Gaal Ruuxii Kaashada waa Gaal

 

Muqdisho (SomaliSwiss) 29, January 2007
SHEEKH CUMAR FAARUUQ: Gaalo Ruuxii Kaashada waa Gaal
 

Ruuxii Muslim sheegta ee u kaashada gaalo in uu kula diriro Islaamka iyo Muslimiinta waa gaal,  aysan gaalnimadiisu shaki ku jirin. Sidaa darteed waa in sida gaalada oo kale lala dhaqmaa loolana jihaadaa

Halkan ka dhageyso jawaabihii uu ka bixiyey SH Cumar Faaruuq,  mar la waydiiyey xukunka dadka gaalada uga hiiliya Muslimiinta

Source http://www.addacwah.com/

Gaalnimada ay ku sifoobeen adadka noocan ah ayaa ah mid ay dad badan ka gaab sadaan amaba ka cabsoodaan, haba yeeshee arinka waa uu ka duwan yahay sida uu Sheekhu inoo cadaynyo asagoo ka soo naqlinaya nusuusta Diinta Islaamka.

Nimanka ay nasuusta sida aan shakiga ku jirin ugu sifaynaso gaalnimada, waxaa kamida dhamaan hogaamiye ku sheega Tigreega ku doonaya in uu dalka ku qabsado shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ahna ku dulaysto. Raga aan sawiradooda hoos ku xusney iyo kuwo kale oo badan ayey nusuusto cadeynaysaa in ay Murtadiin ama Gaalo ama Kufaar( waa hadba saad u taaqanee) ay yihiin.

Sidaa darted maxay inaga mudan yihiin? Soo dhawayn mise dagaal?

Jawaabtu waa dagaal iyo in ruux kastaa kula jihaado hadba awoodiisa intey tahay.

SomaliSwiss  Omar

SomaliSwiss@hotmail.com

Saldhiga Poliska Yaaqshiid oo caawa laweeraray

Muqdisho (SomaliSwiss) 28, January 2007 w

Waxaa weerar Bambooyin iyo rasaas culculus lagu weeraray Saldhiga Poliska Yaaqshiid kaasoo illaa iyo hada aan la ogeyn khasaaraha uu geystay waxaa maalmahamba soo badanaya weerarada lala beegasanayo ciidamada Ethiopianka iyo kuwa Dowladaba kasoo marwalba usoo hoya dilal iyo dhaawacyo farabadan weeraradan ayaa isa soo taraya kadib markii DFKS qaar ku dhawaaqday iney wax wada hadal ah lagali doonin MMI waxaa lasheegayaa in Ciidanka Ethiopia iyo kuwa Dowlada isaga cararayaan Saldhigyada waxaa dhinaca kale isa soo taraya kadib diigniinaha kasoo baxaya MMI in laga fogaado agagaarka Ciidanka Ethiopianka iyo kuwa DFKM oo ayago lala beegsado weeraradaas

SomaliSwiss  Omar

SomaliSwiss@hotmail.com

Weerar lala beegsaday Ciidama fadhiyay Ex-Kontrol oo 2 ay kudhimatay

Muqdisho (SomaliSwiss) 28, January 2007mujaahidiinWaxaa weerar lagu qaaday Ciidama Ethiopian ah iyo kuwa Dowlada oo joogay Ex-Kontrol laba Qof ayaa ku dhimatay 6 kalena waa ay ku dhaawacmeen inta la ogyahay, ka dib markii iska horimaad hubeysan uu ku dhex maray wadada Ex-Kontrol kooxo hubeysan oo aan la garaneyn iyo ciidamada booliska dowladda Somalia. Iyo kuwa Ethiopian ah Lixda Qofood ee kudhaawacmay halkaas ayaa waxa ay ahaayeen dad rayid ah oo qaarkood xabadaha ay si habow ah ugu dhaceen, ayagoo jooga xaafadahooda, ka dib dagaal saacado qaatay oo ka dhacay aaga Ex-Kontrol ee magaalada Muqdisho.Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay sheegeen, in dagaalka uu udhexeeyay kooxo hubeysan iyo ciidamada booliska, iyo kuwa Ethiopianka waxaana sidoo kale ay sheegeen in ciidamada booliska iyo kuwa Ethiopia ay isaga carareen aaga Ex-kontrol, iyadoo mid ka mid ah ciidamada booliska meydkiisa halkaasi uu yaalay, ayna ag dhoobnaayeen onsanaayeen dadka deegaanka oo ku qeylinayay halku dhigyo ka dhan ah dowladda.labada Geeriyootay ayaa mid ka kale waxa uu ahaa qof rayid ah oo rasaas habow ah ay ku haleeshay halkaasi.Dadkii ku dhaawacmay halkaasi ayaa waxaa loola cararay qaarkood Isbitaalada ku yaala magaalada Muqdisho   

SomaliSwiss  Omar

SomaliSwiss@hotmail.com

Qaraxyo ayaa caawa gilgilay Muqdisho

Muqdisho (SomaliSwiss) 28, January 2007wm

Qaraxyo ayaa caawa Muqdisho gilgilay kadib markii laba saldhig boolis oo ku kala yaalay xafadaha Howl-Wadaag  Wardhiigleey Saldhigyadaas boolis ayaa lasheegay in lagu soo weeraray baasuukayaal iyo qoryo gacameedyo ay wateen niman baabuur kusocda waxaa lasheegay halkaasi iney dhimasha iyo dhaawacba kajiraan weerarada halkaas kadhacay ayaa 30 daqiiqo kadib waxaa usoo gurmaday ciidama kale kuwaasoo sidii caadadooda aheyd dad deris la ahaa saldhigyadaas dad kala baxay wadada inteey socdeenna xabada kor uriday dhaawacayna  sadex qofood oo rayid ahaa oo wadada iska socday … ..SomaliSwiss  Omar

SomaliSwiss@hotmail.com

Weerar xalay lagu qaaday Ciidamada Ethiopianka jooga Ceel-Cirfiid

Muqdisho (Somaliswiss) 27. Janaury 2007Cadowga

 Weerar Hoobiyayaal ah ayaa xalay lala beegsadey fariisin ciidamada Itoobiyaanka ah ku leeyihiin Ceel-Cirfiid duleedka magaalada Muqdisho dhinaca wadada aada Degmada Balcad. Saldhigaan oo ay ku sugnaayeen ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ayaan la ogeyn khasaraha ka soo gaarey weerarkan madaama waqtiga weerarku dhacey ay ahayd habeen mugdi ah. weerarkaasoo sida caadad u aheyd Ciidamada Mujaahidiinta ay labeegsadeen Dad ku sugnaa meel u dhow halka Qaraxa uu ka dhacey ayaa noo sheegey in ay maqlaayeen ilaa iyo Shan Qarax oo isku xigey kuwaasoo lasheegay in ay ahaayeen Hoobiyayaal. Weerarada lagu hayo fariisimaha ciidamada Itoobiyaanka ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho iyo agagaarkeeda ayaa aad u sii kordhaya maalmihii aanu la soo dhaafey weeraradaasoona ubadan xiliyada habeenkiiSomaliswiss Omar 

Somaliswiss@hotmail.com 

Wareysi Sh. Mukhtaar Roobow Abu Mansoor

Muqdisho (SomaliSwiss) 26, January 2007Abu Mansuur

Sh. Mukhtaar Roobow Abu Mansoor Kuxigeenka Amniga MMI Somaliyeed Oo Wareysi siiyay Shabakada Islaamiga  Aldacwa hoos kadhageyso

 >Dhageyso 

SomaliSwiss  Omar

SomaliSwiss@hotmail.com

Protected: Dil aargoosi ah oo kasoconaya Magaalada Muqdisho

This content is password protected. To view it please enter your password below:

Protected: Mujaahidiinta MMI oo xasuuqay askar Mareykan ah kuwana nolol kuheysta

This content is password protected. To view it please enter your password below:

Dagaalo Kasocda Deegaano katirsan Hiiraan iyo Galguduud

Baladweyne (SomaliSwiss) 25, January 2007

Dagaala aad ucul culus ayaa kasoconaya Deegaanno

katirsan Hiiraan iyo Galguduud Kadib Markii ay

Ciidamadii Ethiopianka ahaa kabexeen halkaas

Dagaalo u dhaxeeya labo maleeshiyo Beeleed ayaa

mar kale Dib uga Qarxay Deegaano ka kala tirsan

Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud. Dagaalkaan oo Dib

usoo Cusboonaaday ayaa bilowday, ka dib markii

Ciidamadii Ethiopia ay isaga baxeen Halkaasi Habeen

hore. Xooga Dagaalkaan oo Shalay Galinkii Dambe ka

Qarxay Deegaanka Goobo oo u dhaxeeya Maxaas iyo

Ceelbuur ayaan wali la ogeyn Qasaaraha dhabta ah ee

Dagaalkaasi uu geystay inkastoo wararka qaar ay

sheegayaan in dhimasho iyo dhaawac badan uu jiro

waxaana larumeysan yahay ugu yaraan 60 ruux iyo

kabadan iney kudhinteen halkaasi 

SomaliSwiss  Maxamed yariisoow

SomaliSwiss@hotmail.com

Kismaayo Weerar lagu dilay Ciidama Ethiopian ah

et

Kismayo (Somaliswiss) 25,January 2007 

Bartamaha magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu dilay Nin Ethiopian ah mid kalena lagu dhaawacay, kadib markii Mujaahidiin hubeysan ay weerar ku soo qaadeen halkaasi.Dilkaan oo ka dhacay Suuqyaraha Magaalada Kismaayo ayaan wali la ogeyn inta dhabta ah dhimashada iyo dhaawaca  inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in dhimashada iyo dhaawacaba intaa kabadan yahay, waxaa wararku sheegayaan weerarkaa kadib in dad rayid ahaa ay qafaasheen Ciidamada Ethiopianka iyo kuwa Dowlada oo wada socday ayagoo Suuqa iyo meelaha Ganacsigoo dhanna Albaabada ulaabay

SomaliSwiss  Omar

SomaliSwiss@hotmail.com  

Garoonka Muqdisho oo Hoobiyayaal lagu weeraray

Airport


Mogadishu (Somaliswiss) 24, January 2007

Garoonka Dayuuradaha Muqdisho ayaa Ilaa iyo

4 Hoobiye lagu dhuftay inta la ogyahay Saakay

Abaarihii 11:40 Subaxnimo xili lagu guda jiray

howlaha garoonka, Sida uu xaqiijiyay

Agaasimaha garoonka diyaaradaha Magaalada

Muqdisho.Agaasimaha Garoonka ayaa sheegay

in uu garoonka ku soo dhacay Afar hoobiye

nooca loo yaqaano 120 isagoo mas’uulku intasi

ku daray in qorigu ka soo dhacay dhinaca

Madiina ayna ku dhaawacmeen dadweyne aad u

fara badan oo sagootinayay Dadkooda oo

dhoofayay dhinaca kale Ciidamada Ethiopianka

ayaa rasaas ooda uga qaaday dhamaan guryihii

kudhow dhowaa Airaporka Muqdisho waxaa

kaloo wararku sheegayaan in ay qabteen Nin

meel laga cunteeyo kulahaa garoonka agtiisa

niinkaasoo ay Ciidamada Ethiopianku soo xireen

ayagoo sheeganaya inuu weerarkaa lug

kulahaa ..

Somaliswiss Yusufyare  

Somaliswiss@hotmail.com 

Bayaan ay soo saareen MMI Somaliyeed

Mogadisho (Somaliswiss 24, January 2007 

Bayaanka oo warqad ah halkan ka akhriso

Bayaan1Bayaan22

Somaliswiss  Omar

Somaliswiss@hotmail.com

Kulan Sh. Shariif & Michael… Geedi oo Hadaladii uu kuhadli jiray badalay

SH.

Nairobi (Somaliswiss) 23. Janaury 2007

Gudoomiyaha MMI oo lakulmay

SafiirkaMareykanka ufadhiya Kenya Nairobi

MichaelRanneberger iyo masuuliyiin badan oo

Kenyaatiah wararka naga soo gaaraya

Nairobi ayaasheegaya in Sh, Shariif iyo Mr.

MichaelRanneberger ay kawada hadlayaan sidii

uuudhex mari lahaa Heshiis

udhexeeyaMaxaakiimta iyo DKG

Heshiiskaasoodhici doona mardhow.. Dhinaca

kale wararkasoo baxaya ayaa sheegaya Sa´isal

waraasahaDKG Cali Maxamed Geedi in uu

maanta Shirjaraa´id kasheegay in ay Dowlada

ugubaaqeeyso Maxaakiimta iney

yimaadaanMagaalada Muqdisho si loo bilaabo

wada hadaldhexmara DKG iyo Maxaakiimta

Warkan uumaanta Geedi faafiyay ayaa

umuuqda mid farqiweyn udhexeeya hadaladii ay

kuhadli jirtay DKGweliba qaasatan RW oo

weligiisba kutilmaamijiray Maxaakiimta

Somaliyeed ineey yihiin ururArgagixiso waxaa

layaableh hadalka uu maantasaxaafada

horteeda kasheegay RW Geedi

kaasooumuuqda in DKG cadaadis weyn kaga

yimidDhinaca Yurub iyo Mareykanka balse

waxaashacabku isweydiinayaan heshiiska

dhexmaridoona Sh, Shariif iyo DKG muxuu

noqondoonaamaxaasa kasoo bixi doona  

 Somaliswiss Yusufyare 

Somaliswiss@hotmail.com 

Qeyb kamid ah Ciidamada Ethiopia oo maanta kabaxay Muqdisho

hd

Qeybtii ugu horeeysay ee ciidamada Ethiopia ee ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta bilaabay in ay isaga baxaan caasimadda Somalia, ka dib munaasabad lagu sii sagootinayay oo ka dhacday garoonkii ciidanka Cirka ee Afasiyooni ee magaalada Muqdisho ayadoo halkaas ay kusii sagootinayeen Xuseen Ceydid Iyo Dalxa iyo Ciidama iyo Saraakiil Somaliyeed Warar leysla dhex maraya ayaa sheegaya kabixitaanka ciidamada Ethiopia in ay sabab utahay Shacabka oo mar waliba kukacayay mudaaharaadyo iyo dhalinyara marwalba weerari jiray amaba wadooyinka ugali jiray ciidamada Ethiopianka ah… Waxeynu ognahay ciidamada Ethiopia in ay shacab badan oo Somaliyeeed ay dhibaata ugeysteen

  Somaliswiss Yusufyare

Somaliswiss@hotmail.com 

 g cfba

Protected: Saraakiisha Maxkamadaha oo Wareysi dhiibay

This content is password protected. To view it please enter your password below:

Mudaaharaad kadhacay Magaalada London

Riix Halkaan

Welcome to

SomaliSwiss

Banaanbax weyn oo kadhacay Wadanaka Norway

14

Sawirada Hoos Kadaawo

Oslo Norwey (Somaliswiss)18. Janaayo  2007Waxaa maanta ka dhacay magaalada Oslo ee Dalka Norway banaanbax balaaran oo ey soo qaban qaabiyeen Jaaliyadaha Somaliyed ee ku dhaqan dalka Norway, kaasoo lagu taageerayay Maxkamadaha Islaamka loogana soo horjeeday Duqeynta mareykanka uu ku hayo dalka Somaliya iyo ciidamada Ethiopianka ah ee ku sugan gudaha Dalka Somaliya.

Banaanbaxan ayaa dadka kasoo qeyb galay lagu qiyaasay ugu yaraan 600 Qof oo isugu jiray (Rag) (Dumar) (Caruur) iyo (Duqoowba) Dadkaasoo ahaa dad si aada uga xumaa waxa kasocda wadankooda Somalia. 

SomaliSwiss

Somaliswiss@hotmail.com 

21

 191716126

 

 

Halkaan Riix

SomaliSwiss

Protected: Waa maxay Sababaha Somali Somali kale ay Argagixiso ugu tilmaamtay

This content is password protected. To view it please enter your password below:

Banaanbixii Jaaliyadda Soomaaliyeed

m

Riix Halkaan

SomaliSwiss

%d bloggers like this: