Akhriste yaasha sharafta leh ee soo booqda SomaliSwiss, Waxaan halkaan idinku diyaarinnay kuwii ugu saamaynta badnaa Heesihii cusubaa ee sanadaha 2010, 2011 iyo 2012, waxaana idinkugu diyaarinnay halkaan ee daawasho wacan. Haddii aad rabto Heeso Hore oo maqal iyo muuqaal ah halkan riix.
SAWIRKA KORE RIIX OO DAAWO HEESAHA FANAANIINTII HORE OO DHAN & BERISAMAADKII 1974-1990
AMA HADDII KALE
HOOS KADAAWO HEESIHII 2010, 2011, 2012 iyo 2013
XILDHIBAANIMOY |
SONG FOR SOMALIA |
AYAN WARSAME |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
Saynab Laba dhagax iyo Heesaheeda cusub ee sanadka 2011.
Farxiya Fiska: Dhag Dhag—-Hees Cusub sanadka 2011.
MAAN-QABOOJIYAA TAHAY FARXIYO FISKA & C/KHALID
QIIMO BADANIDAA—CAWAALE ADAN & SAM SAM
HARAAD —-XUSEEN SHIRE & SHAMSO JAAMAC
ABUUKAR MANDELLA & SHAMSO FOOT
FARTUUN CUMAR & GUULEED AXMAD 2010
JACEYLKA HADUU QOF YAHAY QUDHAAN JARI LAHAA—-NIMCO YAASIIN
WAA RUN AROOSKEENNA FARXIYO KABA YARE
KAWAANKII DADKA– XUSEEN SHIRE & JOOQLE
HEESTII ASAYDA—KOOXDA QAYLO DHAAN
ALAHAYOOW FOGEYDEE –HEES QARAAMI QADRO DAAHIR
HEES QARAAMI AH: CUMAR DHUULE CALI.
WAVING FLAG-K’NAAN Ft., Nancy Ajram & David.
HEESTII GALMUDUG
HEESTII LAGA SAMEEYAY QARIXII SHAAMOOW
HOOS KA DAAWO HEESO KALE OO VIDEO AH & XULAL AAN IDIIN SOO DOORNAY
HALKAAN KA DAAWO HEESO KALE OO VIDEO AH
VIDEO-YO KU XASUUSINAYA TAARIIKHDA SOOMAALIYEED EE SOO JIREENKA AH
MAXAAD KA TAQAAN HEESAHA DHAANTADA SOOMAALIDA OGADENIYA (VIDEO)
SomaliSwiss TV Music 24 Hrs
SomaliSwiss@hotmail.com



















































































































































asc wan idin salamaya waxana idin leeyahay hambalyo dhamanba bahda somaliswisstv dadalkana halka kasii wada
war sidaa hala badiyo, sikale haloo dadaalo ayaan dhihi lahaa
somaliland wararkeeda ha la baahiyo haddii kale halloo ogolaado madaxbanaani ayaan dhihi lahaa
Ismaaciil, Somaliland waxay madax banaani ka heshay Engiriiska 26-kii juun 1960-kii, marka dhinacaas xaaladda ka eeg, waxyaabaha kale, waa farsamo nuxurkeedu yahay, makala xuubsiibanaa mise xal macquul ah ayaa jira? waad ku mahadsantahay booqashada Somaliswiss iyo aragtidaadaba waana kaaga mahadcelinaynaa