Ra’isal wasaarihii hore ee KMG Soomaaliya Dr C/weli Maxmed Cali Gaas oo maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay ujeedada socdaalkiisa Puntland, isagoo sheegay inuu Gaalkacyo u tagay sidii uu dadka wadatashi ula yeelan lahaa. WARBIXIN FAAH-FAAHSAN (more…)
Filed under: Yusuf Garabey | Tagged: C/weli Gaas, Faroole, Gaalkacyo, Puntland | Comments Off





























































Ra’isal wasaarihii hore ee dowladdii KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Mudaaharaad si weyn ay u soo abaabuleen dadweynaha ku nool magaalada Qardho laguna diidanaa in dowladda Puntland ay hal sano ku darsato ayaa maanta waxa uu is qabsaday wadooyinka waaweyn ee magaalada Qardho iyo goobaha inta badan ay shacabka isugu yimaadaan.





















































