Somali Music Lyrics and Karoaks (Music aan Cod lahayn) Bogga 1-AAD
Somali Music Lyrics and Karoaks Bogga 2-AAD
BELEDWEYNE |
ADAA II ROON |
CEELBUUR KU YAALLE |
INDHA DEERALEEY |
DHAXANTII JACEYLKAA |
HADAAD DHINACEYGA |
![]() |
![]() |
![]() |
BELEDWEYNE |
ADAA II ROON |
CEELBUUR KU YAALLE |
INDHA DEERALEEY |
DHAXANTII JACEYLKAA |
HADAAD DHINACEYGA |
![]() |
![]() |
![]() |
waxaan aad ugu faraxsanahay bogaan sawabtoo ah waxaa suurta gal ah dhalinyaro badan in aay kudhiiradaan fanka waxaan ahay qof marwaliba jeclaa in uu tijaawo kaqaado codkiisa waxaana noofududeysay somaaliswiss waxaan leeyahay meeshiina kasiiwada thks all
Mahadsanid Xasan, waxaan kaaga mahadcelineynaa booqashada SomaliSwiss, dhowaan waxaan qorsheyneynaa inaan ku soo kordhinno bogga qeybo kale oo cusub, qorshaheenu waa qancinta iyo dhiiri gelinta umadda Soomaaliyeed
Asc dhamaan bahdiina somaliswiss salaan kadib waad ku mahadsan tihiin dadaalkiina inkastoo you tube ee kuwada jiraan intaad soo post gareeseen lkn waa dadaaleysaan. Waxaan idinka codsan lahaa hadaad heli kartaan heesaha cusub ee hadda socdo isku taxluujiya skuwa aroosyada laga qaado si aan codkeena utijaabino cml sida heesta uu qaaday c/casiis iskalaaji ee arooska farxiya kabayare magaca heesta waa GUUR ama heesta dalmar yare uu isagana uqaaday farhiya kabayare walaasheed samsam iyo kuwa kaloo badan thanks.
Abdiqani shuuriyoow osman shiilow
Kuala lumpur
Malaysia.