Posted on May 22, 2013 by SomaliSwiss
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa inay maanta ka doodaan mooshin ka dhan ah Xukuumadda Soomaaliya kaasoo dhawaan la horgeeyay baarlamaanka, inkastoo xubno ka mid ah kuwii saxiixay ay sheegeen inay ka la laabteen go’aankooda. Read more »
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Leave a Comment »
Posted on May 21, 2013 by SomaliSwiss
Afhayeenka Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ugu dameeyay,waxayna sheegay in magaalada Muqdisho ay u geli doonaan guri guri si ay uga baaraan dadka nabad.diidka ah ee ku dhuumaaleysanaya Xaafadaha. Read more »
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Leave a Comment »
Posted on May 21, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa Saakay barqadii ay Boqolaal qof oo ka mid ah dadweynaha ku dhaqan Gobolka Banaadir oo isugu jira haween iyo caruur ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha ka soo horjeedka xarunta Golaha Shacbiga ee magaalada Muqdisho. Read more »
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Leave a Comment »
Posted on May 21, 2013 by SomaliSwiss
Qaar ka mid ah Xildhibaanadii mooshinka ka geeyay xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay inay ka laabteen go’aankaas, iyagoo xusay inay u tanaasuleen danta dalka, dadka iyo diinta Islaamka oo ay u dhaarteen inay ilaalinayaan. Read more »
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Leave a Comment »
Posted on May 21, 2013 by SomaliSwiss
Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa saakay ka socday howlgallo balaaran oo ay ciidamada Amniga Soomaaliya ay ku baaraayeen kooxo taageersan Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo la sheegay inay ku dhuumaalaysanaayaan Xafadahaasi. Read more »
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Leave a Comment »
Posted on May 20, 2013 by SomaliSwiss
Shirkii wada tashiga beesha ee dhacay maalin-nimadii shalay oo ay Taariikhdu ahayd 19-ka MAY, isla markaana ay ka soo qeyb galeen boqolaal qof oo ka tirsan qeybaha kala duwan beesha Gaaljecel, sida; (Siyaasiyiin, Odayaal, Haween, Aqoonyahanada iyo Dhalinyarada), ayaa Beeshu waxay kaga hadleen arimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen: HOOS KA DAAWO SAWIRADA SHIRKA Read more »
Like this:
Like Loading...
Filed under: London UK | Leave a Comment »
Posted on May 20, 2013 by SomaliSwiss
Kulan ay maanta yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay ku ansixiyeen 15-qodob oo ay soo gudbiyeen guddiga maaliyadda baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo qayb ka ahaa in wasaaradda maaliyaddu ay soo gudbiso heshiisyadii ay la gashay shirkadaha shisheeye oo ay ku jirto shirkadda SKA oo ka howlgasha garoonka diyaaradaha Muqidsho. Read more »
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Leave a Comment »