Comments for SomaliSwiss Community . Somalida Switzerland, UK & Europe

Comment on HEESO WADANI ORIGINAL AH 1-aad. by Dibile ahmed dibile
Aaaaad iyo aad ayaad u mahadsantihiin walaallayaa waayo marhore waxaan nafsadeeyda ka dhaadhiciyay in ay dadkeeyga iyo dalkeeyga ay waraawo yahiin lkn maanta waan ka soo laabtay walaaal waxaan ku noolahay norway

Comment on TOLOW MAXAA KA SOO BIXI DOONA SHIRKA SOOMAALIDA UGA FURMAY MAGAALADA LONDON EE DALKA BRITAIN. by Aweys
Ani wey ila tahay in shirka landan manta lagu qaban dono u noqdo mid dadlka dhiso waxan filaya marka dadka ajanabiga ah e mar walibo qasaye arima somalia ay hada garten somali hadi ay nabad weyso iyagane aysan nabad helen marka wey ficantahay hadi ay kala baxan arimaha somali fara galinta hada ay ku wadan fara galinta iyagan mahelaya nabad

Comment on Ciidamada dowlada iyo kuwa Ethiopia oo la wareegay Degmada Bardaale ee Gobolka Bay. by Cali dahir
Asc aad aad ayaa uga huma hay qabsashada ithopia iyo dowlad ee berdaal iyo baydhabo Allah idinkii way jabi doonaan

Comment on Dhegayso Khudbadihii ay shirka Garoowe2 ka jeediyeen Sheikh Shariif iyo Faroole. by Galayr
waad salaamantihiin bahda somaliswis

waxaa  maqan qaybha  Madaxweyne caalin iyo ahlusuna

walaal waanu idinka sugaynaa

Comment on Fu’aad Shongole: “Dadka ka qaxaaya Ceelasha Biyaha ee u guuraya Muqdisho waxay ka baxeen Diinta Islaamka” by shariif sharfaani
walaal marka hore waan ku salaamayaa salaan kadib waxaan idin sheekayaa inaad soo gilisaan  qof al qaacida ah oo hadana gaalaysiinaya  umada soomaaliyeed ma wax dinla wanaagsan baa rasuulku waxa uu leeyahay qofkii walaalkiisa kumaga caaba gaal  lawadooda mid ayaa gaal ah haduusan ahayn  qoka uu kumaga caabaya xattaa waxaa mamnuuc ah qof aan tukanayn inaatidhaahdo gaal maxaa yeelay waxa u aaminsanyahay kalimada tawxiidka

Comment on Ogeysiis iyo wargelin ku socota Jaaliyadda Soomaalida Zurich: Xuska munaasabadda Mowliidka Nabigeena CSWS. by abuu cade
ascwwwww dhammaanteen allaah inagu dilo maxabada rasuulka swc xoolka maalinta dambe kuwii kawaraaba allaha inaga dhiga aamin

Comment on Britain is trying to ‘colonise Somalia’: Al-Shabab. by Mohamed
And your punch of criminal uneducated people who has no desire to treat our people with respect but making many lies and creating conflict on behave of our peacefully religion. how could u possible be a leader? when your unknown to people covering your own identity, my recommendation to Somalia  media is to education our children and stay away from this animals so call alshabab, they have no idea what they are getting into it and i hope they will be destroyed so Somalia can once again be somalia, Special thanks to all those countries who have Scarface their soldiers lives in order to get rid of alshabab they are cancer and have no place in society.

Comment on Maxaa loo dacweynayaa Cali Samatar kaligiis, mise wuxuu ka soo jeedaa beelaha loogu yeero 0.5? by Abdiwahid haji buurfuule
Wlhi waa arin la la yaaba waana qalad in nin masul ah la midib takoora waa nin somaliyd o wadanka u adeegayee!

Comment on ABOUT US by mahmoud abdullah
walaal aniga talo ama tusaale waa igaga dhantahay aad ayaad ugu mahadsantihiin dadaalkan aad sameynesaan kadib waxan ila haboonaatey in aan idi soo gaar siiyo arin aad ugu muhim ah walaalada somaliyeed oo ku nool dhamaan wadamada qurabaha , arinkuna waxa uu yahay waxan furney qad waxbarashooo live ah ama online ah oo dadka lagu bari doona ayagoo ku sugan guriyahooda waqti kasta iyo meel kasta hadaba walaal si ay faah faahin badan ay dadka u helaan fadlan bahda webkan somaliswisstv waxan ka codsanayaa in ay gaar siiyaan jaaliyada halkaas ku d

haqan adinkoo u raacinaya webkan http://alqaari.jimdo.com ama username skype (almizmaar111 )  ayaad ayaan idin ku hambaliyeyneyaa walaaliyaal

Comment on Sexual Violence on the Rise in Somaliland Camps. by titito
You idiots stop soilling SomalilandName if anythingthen its in between you folks from the south in between  yourself coz we even fear marring your women and men coz of HHIV AIDS

Xasidnimadu wa waxad hoorumar ugadii wayden reer konfurad kkkkkkkkkkkkkkkkk

Comment on Maxaa loo dacweynayaa Cali Samatar kaligiis, mise wuxuu ka soo jeedaa beelaha loogu yeero 0.5? by Ahmed
ASC, WAA WAX LAGA SHEEXO DACWADAAN LOO HAYSTO MUDANE MAXAMED CALI SAMATAR, WAAD MAHADSANTAHAY SOMALISWISS, WAA NA SHARAFTAY, INAAD KA QAYLISO GARDARADA. WBLH-TOWFIIQ

Comment on Muxuu ku saabsan yahay Shirka London: Run iyo Been, Xaq iyo Baadil, Sax iyo Qalad? by c/caziiz
ugu horeyn waxan salaamaya dhamaan walalaaha ku hoolan web-ka Somaliswiss. salan ka dib walalayal ad iyo ad ayad u mahadsantihin so bandhigida barnamijkan run ahanti wan ka indho la’a waxa looga hadlidono shirkas balse marki an aqristay maqalka ad so qorten waxa iga baxay aragti ah in Somaliya la galin rabo GUMEYSI DAAHSON. waxa iga talo ah dhaman siyasiyinta iyo jaliyadaha somaliyed e ka qeyb gali doona shirkas yeysan diintoda,dadkoda,iyo dalkoda khiyanin.

Comment on Muxuu ku saabsan yahay Shirka London: Run iyo Been, Xaq iyo Baadil, Sax iyo Qalad? by Maxamad Aadan
Asc salan kadib waxan jeclahay inan fakir kadhibto shirkan laguqbtay london markalana lagu qabn rabo. Run ahanti somaliya waxay soomartay mudo dheer o nidaam daro iyo fawdo ah ila iyo hadana way kujirta, intaas waxa dhib kuhayay faragalinta qawan e ka imanaysa  yurub, igad iyo si gaar ah itoobiya o ah wadan colaad madhamata nagadhaxayso tan iyo aakhiro  iyo kenya o ah adomo ushaqeyo yurub iyo itoobiya. Sida darted rayigayga waxan dul qotominaya in shirkani ay kamid nqonkarto in somaliya lakala googoosto:Gobolada waqoyi iyo bari lasiyo ingriska. Gobolada dhexe iyo hiiraan  lasiyo itobiya, Gobolada koofurna lasiyo kenya, Gobolada banadir iyo labda shabeele lasiiyo ingris iyo talyani maraykana bda, ma umalaynayo xuriyad danbe in nalosocelinayo aduunkan maanta rer galbedku garsorayasha kayihin cadalad way dhamatay waa taa filistin la iska leynayo, afganistan sido kale, horayna shucub bdan o muslina lo xasuqay sida reer boosniya o galadu isugu tagty iyado cidka danqatyna aysan jirin, haday wanag nalaraban shalay markan qabil qabil an iskuleynaynay maxay wax usamayn wayen wa kuwa naguso dulen anago nabad haysana. Ujeedadu islaaxin meehee  wa dano kale wata alla uu yiri ‎‏(إن تصبكم حسنة تسؤهم وإن تصبكم سيئة يفرحو بها.        قد بذت البغضاء من انفسهم وما  تخفى صدورهم ….. ) وبالله التوفيق  ‏

Comment on HEESO WADANI ORIGINAL AH 1-aad. by somaliswiss
waad ku mahadsantahay C/naasir, cilladda aan noo sheegtay ee heesaha ku jirta, waxaan boggaga heesaha kala duwan ku wadnaa, habeyn iyo ballaarin, waana saxaynaa, wixii cillad ah, haddii alle ogolaado. waad ku mahadsantahay inaad noo sheegtay.

mahadsanid markale

Comment on HEESO WADANI ORIGINAL AH 1-aad. by CABDINASIR CADE
MAR HORE SALAAN QAALI AYAAN KUU SOO DIRAYAA MARKA XIGA WAXAAN AHAY MUWADIN SOMALI AYAN AHAY RUNTII WAXAAN KUGU HABALYEYAY IN AAD KU NOOLAATO FARXAD IYO BARWAAQO RUNTII MARKAAN DHAHEYSO HESHA WADANIGA WALAAHI WAXAA IGA IMADA ILIN SABABTOO AH DHAMAN SOMALI MEELWALBA Y JOOGTO WAA WALAHEY ANIGU WAXAAN KU NOOLAHAY DALKA MAREKANKA AYAAN KU NOOLAHAY MARKAAN ARKO QOF SOMALI AAD AYAAN U FARXAA SABABTOO AH ADDUUNKA WAXAANU NAHAY DADKA UGU FIICAN DHINCA WALBA WAXAANU NAHAY UMAD ISKU GARGAARTA DHINACA KALE EE XUMANTA WAA IN LEYKA ILOWAA SABABTOO AH ADDUUNKA WAXAA HADDII AAD FIIRISO DADKA KU NOOL QARADAHA KALE WALAAHI WAX IXSAN ISKU SAMEYNAYA MAJIRAN SOMALI MEEL WALBA AY JOGAN GAR GAR WEY ISKU SAMEYAN WAA DADKA JOGA QURBAHA WUXUU DOONO HA AHAADO WAXAA KALIYA OO LA FIIRINAYAA WAA SOMALI INUU YAHAY MARKA HOR