Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo saraakiisha dowladdu ay sheegeen inay la kulmeen iska-caabino aan xoog badnayn. (more…)
Filed under: Marko | Comments Off






























































Akhristeyaasha sharafta leh ee shabakadda SomaliSwiss waxaan idiin soo gudbineynaa Muuqaalka Sawirrada meelaha caanka ah ee Marko, Shalaambod, C/wareegow, Buufoow, Gandaawi iyo Meelo kale. 





















































