Baaq loo dirayo dagaalada kasocda magaalada Kismaayo.

baaqAniga oo ah Taliyaha ciidamada Beesha Gaaljecel ee Jubbooyinka magaceygana la yiraahdo MAHAD FARAGOOYE kana degaalamayay maalmaahii la soo dhaafay magaalada Kismaayo xaafadda Via Afmadow waxaan baaqa hoos ku xusan u dirayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan kaas oo ku wajahan Raaskambooni iyo ciidamada Kenya. Continue reading

About these ads

Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo weli ku guda jira booqashadiisii magalada Kismaayo.

IMG_5142-2Ra’isal Wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya oo Maalinimadii Shalay isaga iyo wafddi uu Hoggaaminayo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa waxaa haatan Kulamo saxaafaddu dibad joog ka tahay kula leeyahay Hotelka tawakal ee Magaalada Kismaayo xubno ka socda Maamulka ku meel gaarka Soomaaliya ee Degmada Kismaayo. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Wafdi ka socday dalalka IGAD oo caawa ku hoyanaya magaalada Kismaayo oo ay galabta soo gaareen..

Kismaayo

Wafdi ka socday dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD ayaa galabta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose oo dhowaan laga sifeeyay maleeshiyaadkii Al-shabaab ee halkaasi gacanta ku hayey, iyadoo halkaas oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay wafdiga markii ay soo degeen. Continue reading

Saraakiil sare oo katirsan kooxda ONLF oo lagu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo.

maleeshiyada-ONLF-kismayoSaraakiil katirsan kooxda ONLF ayaa dhowaan waxaa ay gaareen gobolada Jubbooyinka, iyagoo si heersare ah loogu soo dhoweeway magaalada Kismaayo. XOG HOOSE Continue reading

Xaaladda magaalada Kismaayo oo Walaahow ku jirta iyo Horjoogayaashii Al-Shabaab oo ka baxay Magaaladaasi.

Warar lagu kalsoon yahay ee aan ka helnay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in 30 Maleeshiyaad ah oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaanka Qalaawila ee gobolka Jubada Hoose. Continue reading

DAAWO SAWIRRADA MAGAALADA KISMAAYO.

Magaalada Kismaayo oo ah caasimadda gobolka Jubada Hoose oo beryahan noqotay meel ay ku hardamayaan gacan ku haynteeda ciidamada dowladda Soomaaliya, Amisom, Kenya iyo Ethiopia, iyadoo ay imminka gacan aan xooganeyn ku hayaan kooxda Al-Shabaab, ayaa xaaladeeda hada waxaa ay tahay mid aan wanaagsaneyn oo bad iyo barriba laga taagan yahay. HOOS KA DAAWO SAWIRRA FARA BADAN
Continue reading

Kooxda Al-Shabaab oo markii ugu horeysay magaalada Kismaayo ku soo bandhigay Meydadka Askar katirsan ciidamada Kenya.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay dagaalo culus oo maalmahan ka dhacayay gudaha iyo duleedka degmada Afmadow in ay guulo kasoo gaareen, iyadoo magaalada Kismaayo ku soo bandhigay meydadka askar katirsan ciidamada Kenya. (DIGNIIN) HA ISKU DAAWAN  SAWIRRADA HADII AADAN AWOODIN Continue reading

Maraakiib dagaal oo saakay duqeysay magaalada Kismaayo iyo dadka deegaanka oo billlaabay barakac baahsan.

Warar naga soo gaaraya Gobolka J/Hoose  ayaa sheegaya in saakay Markab dagaal oo ku sugan xeebta magaalada Kismaayo uu gantaallo dhowr ah ku soo tuuray magaaladaas, iyadoo kooxda Al-Shabaab ay dhankooda ugu jawaabeen in ay ku tuuraan madaafiic taasoo cabsi ku abuurtay dadka ku dhaqan deegaankaasi. Continue reading

Diyaaradaha Wax basaasa oo caawa ilaalo xoogan ka haya magaalada Kismaayo.

Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxdii Ajaanibta iyo saraakiishii ugu sareysay ee Al-Shabaab oo isaga baxay magaalada Kismaayo.

HOOS KA FIIRI MAGACYADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Dekada magaalada Kismaayo oo ay ku soo xirteen Doonyo hub u siday kooxda Al-Shabaab.

Halkaan ka akhri Continue reading

Mas`uuliyiinta Al-Shabaab oo isku khilaafay howlo Sako uruin ah oo ay ka wadeen qaar ka mid ah gobolada Koofurta Soomaaliya.

Halkaan ka akhri Continue reading

Daawo Sawirada Beeraha gobolada Jubooyiinka gaar ahaan deegaanka Mareereey oo kamid ah gobolka Jubadda Dhexe.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Diyaaradaha dagaal ee Kenya oo mar kale duqeyn ka geystay deegaanka Kudhaa ee gobolka Jub/Hoose.

Halkaan ka akhri Continue reading

Aas Wadareed saaka ka socda deegaanka Howsingow oo Shalay diyaradaha Kenya ay duqeyeen” Faahfahin

Halkaan ka akhri Continue reading

Dowladda Kenya oo shegatay duqayntii qasaaraha badnayd ee loo gaystay deeganka Howsingow.

Halkaan ka akhri Continue reading

Xoogagga Al-Shabaab oo soo bandhigay Hub iyo Gaadiid dagaal oo ay ka qabsadeen ciidamada Kenya.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Saraakiil iyo ciidan ka goostay Al-Shabaab oo u gacan galay dowladda Soomaaliya.

Halkaan ka akhri Continue reading

Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamada dowladda Kenya iyo Dagaalada Jubooyinka.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Dowladda Kenya oo 100Km ku soo durugtay xuduudaha Badda iyo Berriga Soomaaliya..

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Militeriga Mareykan-ka, Fransiis-ka iyo Kenya oo saraakiil ka tirsan kooxda Al-Shabaab ka qafaalay Raas Kambooni.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan oo maanta gilgilay Magaalada Luuq ee gobolka Gedo.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Daawo sida looga ciiday magaalada Kismaayo.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

undefinedHalkaan ka akhri  Continue reading

Gobolada Jubooyinka oo la sheegay in laga dareemay hoos u dhac ku yimid qiimaha Xoolaha.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Diyaarado dagaal oo joog hoose ku duulaya oo cabsi galiyay shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo.

Halkaan ka akhri Continue reading

Howlihii dekadda magaalada Kismaayo oo gebi ahaanba istaagay, kadib duqeymo loo geystay.

Halkaan ka akhri Continue reading

Diyaarado duqeeyay goob ay ku sugnaayeen dagaal yahano ajaaniib ah oo ka tirsan xarakada Al-Shabab ee gobolka Jubada Hoose.

Halkaan ka akhri Continue reading

Tababaraha farsamada Miinooyinka ee Al-Shabaab oo ay miino kula qaraxday magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose

Halkaan ka akhri Continue reading

Al-Shabaab oo gacanta looga dhigay sarkaal sare dagaallo maanta ka dhacay Jobooyinka.

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidamada dowladda iyo kuwa Raaskambooni ee qabsaday degmada Dhoobley oo billaabay howlgal miino bixin ah.

Halkaan ka akhri Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 460 other followers

%d bloggers like this: